Waa Maxay Cookies?

Cookies waa feylal qoraal ah oo ay ku jiraan xogo jab-jab ah – sida Magaca Adeegsiga iyo Nambarka Sirta ah – kuwaasoo loo isticmaalo in lagu aqoonsado xogaha guud ee qalabka aad ka daalacanaysid degel. Wuxuu degelka ogaan karaa qofka inta jeer uu soo daalacday, halka uu joogo iyo macluumaad la xariira..

Macluumaadkaas waxaa loo adeegsadaa in lagu hagaajiyo khibrada isticmaale.