Garsoore Sports

  • HOYGA
  • GUDAHA
  • AFRIKA
  • ENGLAND
  • SPAIN
  • ITALY
  • GERMANY
  • FRANCE
  • NETHERANDS
  • NAGU SAABSAN
  • NALA XARIIR

Rasmi: Danny Drinkwater Oo Chelsea Ka Tagay

  • Abdihakim Olad
  • January 18, 2021
  • ENGLAND
Cayaaryahanka qadka-dhexe ee kooxda Chelsea Danny Drinkwater ayaa ku biiray kooxda Kasimpaşa ee dalka Turkiga. Drinkwater ayaan kasoo muuqan kooxda koowaad ee Chelsea tan iyo kulankii Community Shield ee 2018 ay la...
Dheeraad....

Arsenal, Man City Iyo Everton Oo Xiiseenaya Dambeedka Middig Ee Brighton

  • Abdihakim Olad
  • January 18, 2021
  • Uncategorized
Daafaca midig ee kooxda Brighton Tariq Lamptey ayaa waxaa ceyrsanaya kooxaha Arsenal, Everton iyo Manchester City, sida uu warinayo The Athletic. Saddexda Premier League ayaa la dhacay qaab ciyaareedka cayaaryahankii hore ee...
Dheeraad....

Aubameyang Iyo Lacazette Oo Isku Heysta Numberka Uu Ozil Ka Tagay

  • Abdihakim Olad
  • January 18, 2021
  • ENGLAND
Weli si rasmi ah looma shaacin ka tagitaanka Mesut Ozil ee Arsenal oo lagu wado inuu ku biiro kooxda Fenerbahce ee dalka Turkiga , hayeeshee cayaartooyda kooxda Arsenal ayaa isku diyaarinaya inay...
Dheeraad....

Suuqa iyo Saakay: Xiisaha Juventus ee Di maria, Delle Alli iyo PSG, Ozil oo Arsenal macsalaameeyay iyo wararkii ugu dambeeyay ee suuqa

  • Abdihakim Olad
  • January 18, 2021
  • ENGLAND
Maalin wanaagsan aqriste, Maadaama uu furanyahay suuqa kal iibsiga cayaartooyda ee bisha Janaayo kooxu waxay ku kala hormarayaan saxiixyada bartilmaameedyadooda, iyadoo koox weliba ay dooneyso inay boosas gaar ah iska xoojiso isla...
Dheeraad....

Depay: “Waxaan dooneynaa inaan aadno mid ka mid ah seddexda koox ee adduunka ugu sarreeya”

  • Abdihakim Olad
  • January 18, 2021
  • FRANCE
Bartilmaameedka kooxda Barcelona Memphis Depay ayaa ishaaray inuu ka tagayo kooxdiisa Lyon marka uu dhammaado heshiiskiisa xagaaga – balse wuxuu farta ku fiiqay in cayaaryahanka ay isku kooxda yihiin ee reer Faransa...
Dheeraad....

Lionel Messi oo qaatay casaankii ugu horreeyay ee waayihiisa Barcelona

  • Abdihakim Olad
  • January 18, 2021
  • SPAIN
Xiddigan heerka caalami ee xulka Argentine ayaa kooxdiisa Barcelona u saftay ku dhowaad 750 cayaar balse cayaarta ayaa laga saaray isagoo loo taagay kaar uusan horray u wajihin waayihiisa kooxda. Lionel Messi...
Dheeraad....

Posts navigation

Previous 1 … 3 4 5 6 7 8
Garsoore Sports

Banadir* 2-2 Galmudug

Burundi 1-0 Somalia

Xirfadda Akram Afif

Warbixin Abdi Sharif

Social

Recent Comments

    Xuquuqdu way dhowran tahay. © Garsoore Sports 2021

    Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies. 

    • HOYGA
    • GUDAHA
    • AFRIKA
    • ENGLAND
    • SPAIN
    • ITALY
    • GERMANY
    • FRANCE
    • NETHERANDS
    • NAGU SAABSAN
    • NALA XARIIR