Garsoore Sports

  • HOYGA
  • GUDAHA
  • AFRIKA
  • ENGLAND
  • SPAIN
  • ITALY
  • GERMANY
  • FRANCE
  • NETHERANDS
  • NAGU SAABSAN
  • NALA XARIIR

Depay: “Waxaan dooneynaa inaan aadno mid ka mid ah seddexda koox ee adduunka ugu sarreeya”

Bartilmaameedka kooxda Barcelona Memphis Depay ayaa ishaaray inuu ka tagayo kooxdiisa Lyon marka uu dhammaado heshiiskiisa xagaaga – balse wuxuu farta ku fiiqay in cayaaryahanka ay isku kooxda yihiin ee reer Faransa…

Previous Next
Rasmi: Mesut Ozil Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Kooxda Fenerbahce

Rasmi: Mesut Ozil Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Kooxda Fenerbahce

  • Abdihakim Olad
  • January 24, 2021
  • DIBADDA
Kooxda Fenerbahce ayaa ku dhawaaqday inay Arsenal kala soo saxiixdeen Mesut Ozil, kaddib muuqaal ay soo dhiggeen bartooda Twitterka. Ku guuleystaha Koobka Adduunka ayaa wuxuu mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda reer Turki kaddib...
Dheeraad....
Juve Oo Guul Ka Gaartay Bologna Iyagoo Soo Galay Kaalinta 4aad Ee Horyaalka Serie-A

Juve Oo Guul Ka Gaartay Bologna Iyagoo Soo Galay Kaalinta 4aad Ee Horyaalka Serie-A

  • Abdihakim Olad
  • January 24, 2021
  • ITALY
Kooxda Juventus ayaa soo gashay kaalinta 4aad ee Horyaalka Serie A-da kaddib marki ay 2-0 ku garaacday kooxda Bologna. Arthur Melo ayaa dhaliyay goolkiisii ​​ugu horreeyay ee kooxda Turin qeybtii hore ee...
Dheeraad....

Seddexleyda Abraham Ayaa Chelsea U Dirtay Wareegga 5-aad Ee FA Cup-Ka

  • Abdihakim Olad
  • January 24, 2021
  • ENGLAND
Weeraryahanka kooxda Chelsea Tammy Abraham ayaa dhaliyay seddexleey goolal ah si uu kooxdiisa Chelsea ugu hoggaamiyo Wareegga shanaad ee FA Cup-ka kaddib markii ay 3-1 kaga badiyeen kooxda Luton Town. Natiijada ayaa...
Dheeraad....
Yaab: Fenerbahce Oo Taageerayaasheeda Ka Codsatay Inay La Bixiyaan Mushaharka Ozil.

Yaab: Fenerbahce Oo Taageerayaasheeda Ka Codsatay Inay La Bixiyaan Mushaharka Ozil.

  • Abdihakim Olad
  • January 24, 2021
  • DIBADDA
Kooxda Turkiga ka dhisan ee Fenerbahce ayaa talaabo layaab leh u qaadeysa si ay u bixiso mushaharka xiddiga kooxdeeda ku biiray(aan la shaacin) ee Mesut Ozil. Mesut Ozil ayaa haatan ku sugan...
Dheeraad....
HORUDHAC: Man United Vs Liverpool – United Oo Reds Soo Dhoweyneysa, Shaxaha Macquulka Iyo Wararka Cayaartooyda

HORUDHAC: Man United Vs Liverpool – United Oo Reds Soo Dhoweyneysa, Shaxaha Macquulka Iyo Wararka Cayaartooyda

  • Abdihakim Olad
  • January 24, 2021
  • ENGLAND
FA Cupka ayaa markale la cayaarayaa maanta oo axad ah iyadoo isku dhac aad u weyn uu dhexmari doono doono Man United iyo Liverpool. Manchester United ayaa marti qaadi doonta Liverpool kulan...
Dheeraad....
“Odegaard Wuxuu U Ceeboobi Karaa Sidii Suarez” – Saxiixa Ay Arsenal Ku Dhowdahay Oo  Durba Laga Deyrinayo

“Odegaard Wuxuu U Ceeboobi Karaa Sidii Suarez” – Saxiixa Ay Arsenal Ku Dhowdahay Oo Durba Laga Deyrinayo

  • Abdihakim Olad
  • January 24, 2021
  • Suuqa
Weeraryahankii hore ee kooxda Arsenal Alan Smith ayaa tababare Arteta uga digay inuu ka fiirsado saxiixa ay ku dhowdahay ee Martin Odegaard, isagoo carabka ku adkeeyay inuu fashil u noqon karo sidii...
Dheeraad....

Tababare Solskjaer Iyo Pogba Oo Wadahadlay – Maxaa Dhex Maray?

  • Abdihakim Olad
  • January 24, 2021
  • ENGLAND
Xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka France ayaa ku jira qaab cayaareed aad u fiican todobaadyadii ugu dambeeyay. Tababaraha kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaca ka qaaday inuu wada hadal...
Dheeraad....
Dembele Oo Premier League-ga Kusoo Wajahan, Brendan Rodgers Oo Lampard Lagu Bedelayo, Dagaalka Loogu Jiro Upamecano Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa

Dembele Oo Premier League-ga Kusoo Wajahan, Brendan Rodgers Oo Lampard Lagu Bedelayo, Dagaalka Loogu Jiro Upamecano Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa

  • Abdihakim Olad
  • January 24, 2021
  • Suuqa
Maalin wanaagsan aqriste, Maadaama uu furanyahay suuqa kala iibsiga cayaartooyda ee bisha Janaayo kooxu waxay ku kala hormarayaan saxiixyada bartilmaameedyadooda, iyadoo koox weliba ay dooneyso inay boosas gaar ah iska xoojiso isla...
Dheeraad....
Atalanta Oo 3 Iyo Waxba Ku Xasuuqday Ac Milan Oo Gurigeeda Ku Cayaareysay

Atalanta Oo 3 Iyo Waxba Ku Xasuuqday Ac Milan Oo Gurigeeda Ku Cayaareysay

  • Abdihakim Olad
  • January 23, 2021
  • ITALY
Atalanta ayaa AC Milan gaarsiisay guuldaradoodii labaad ee xilli cayaareedkan kaddib markii ay 3-0 kaga badisay San Siro, laakiin kooxda macalin Stefano Pioli ayaa loo magacaabay “horyaalka xilli qaboobaha” ee Serie A....
Dheeraad....
Hazard Iyo Benzema Ayaa Halbeeg U Ahaa Xasuuqii Real Ee Alaves Iyaggoo 4 Dhibcood U Jirsaday Hoggaanka + SAWIRRO

Hazard Iyo Benzema Ayaa Halbeeg U Ahaa Xasuuqii Real Ee Alaves Iyaggoo 4 Dhibcood U Jirsaday Hoggaanka

  • Abdihakim Olad
  • January 23, 2021
  • SPAIN
Kooxda Real Madrid ayaa noqotay marti aan xishooneyn kaddib markii ay 4 gool iyo gool ku xasuuqeen kooxda Deportivo Alaves oo ay gurigeeda ku booqdeen. Karim Benzema Iyo Eden Hazard ayaa ku...
Dheeraad....

Posts navigation

Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next
Garsoore Sports

Banadir* 2-2 Galmudug

Burundi 1-0 Somalia

Xirfadda Akram Afif

Warbixin Abdi Sharif

Social

Recent Comments

    Xuquuqdu way dhowran tahay. © Garsoore Sports 2021

    Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies. 

    • HOYGA
    • GUDAHA
    • AFRIKA
    • ENGLAND
    • SPAIN
    • ITALY
    • GERMANY
    • FRANCE
    • NETHERANDS
    • NAGU SAABSAN
    • NALA XARIIR