Garsoore Sports

  • HOYGA
  • GUDAHA
  • AFRIKA
  • ENGLAND
  • SPAIN
  • ITALY
  • GERMANY
  • FRANCE
  • NETHERANDS
  • NAGU SAABSAN
  • NALA XARIIR

Messi oo qaatay casaankii ugu horreeyay ee waayihiisa Barca

Previous Next
Daafaca Reds Oo Tijaabada Caafimaadka U Maraya Preston United

Daafaca Reds Oo Tijaabada Caafimaadka U Maraya Preston United

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • ENGLAND
Daafaca dhexe ee kooxda Liverpool Sepp Van Den Berg ayaa tijaabada caafimaadka u maraya kooxda Preston United ee heerka labbaad ee dalka Ingiriiska. Sepp Van Den Berg ayaa goordhow yimid magaalada Preston...
Dheeraad....
Newcastle Oo Dooneysa Willock

Newcastle Oo Dooneysa Willock

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • ENGLAND
Tababaraha kooxda New Castle Steve Bruce ayaa doonaya inuu lasoo saxiixdo maanta, khadka dhexe ee kooxda Arsenal Joe Willock. Heshiiska ay kooxda Newcastle ku dooneyso Willock ayaa ah heshiis amaah ah ,...
Dheeraad....

Liverpool Oo Dalab Ka Gudbisay Daafaca Kooxda Marseille Duje Caleta Jar

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • ENGLAND
Kooxda kubbada-cagta ee Liverpool ayaa dalab ka gudbisay Cayaaryahanka kooxda Marseille Duje Caleta Jar. 24jirkan daafaca uga cayaara kooxda Marseille ayaa aad loola xiriirinayay kooxda Reds waxaana la filayaa inuu maanta ku...
Dheeraad....
TOOS: Liverpool Oo Daafac Heshay, Leicester Oo Ku Dhow Saxiixa Laacib Arsenal Ka Tirsan & Suuqa Maalinta Ugu Dambeeysa

TOOS: Halkan Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala-Iibsiga Cayaartooyda Oo Caawa Xidhmaya

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • ENGLAND
Maanta waa maalintii ugu dambeysay ee suuqa kala-iibsiga cayaartooyda bisha Janaayo. Suuqa waxa uu xirmayaa caawa 2da habeennimo xilliga geeska afrika. Haddaba waxaad halkan hoose si toos ah ugala soco kartaa Wararkii...
Dheeraad....
Sergio Ramos Oo Codsaday In Loo Fasaxo Ku Biirista Manchester United

Sergio Ramos Oo Codsaday In Loo Fasaxo Ku Biirista Manchester United

  • Abdihakim Olad
  • January 31, 2021
  • ENGLAND
Sergrio Ramos ayaa qarka u saaran inuu u dhaqaaqo Manchester United kaddib markii uu go’aansaday in heshiiska uu kula jiro Real Madrid uusan kordhineynin. Waxaana cayaaryahankan uu soo galay lixdii bilood ee...
Dheeraad....
Ramos Oo United Ku Wajahan, Mustafi >Barcelona, Dembele!!…. & wararkii ugu dambeeyay suuqa.

Ramos Oo United Ku Wajahan, Mustafi >Barcelona, Dembele!!…. & wararkii ugu dambeeyay suuqa.

  • Abdihakim Olad
  • January 31, 2021
  • Suuqa
Suuqa kala-iibsiga cayaartooyda ee bishan Janaayo ayaa maraya maalmihii ugu dambeeyay, maalinta isniinta ee berrito ah ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah suuqa u xirmo, kooxuna waxay ka gaarsiinayaan xiritaanka suuqa...
Dheeraad....
Michael Owen Oo Saadaaliyay In Manchester United Ay Ka Adkaan Doonto Arsenal Caawa

Michael Owen Oo Saadaaliyay In Manchester United Ay Ka Adkaan Doonto Arsenal Caawa

  • Abdihakim Olad
  • January 30, 2021
  • ENGLAND
Khabiirka cayaaraha BT Sports ee Michael Owen ayaa saadaaliyay in kooxdiisi hore ee Manchester United ay caawa garaaceyso kooxda Arsenal. Kooxda Macalin Ole Gunnar Solskjaer ayaa fiidnimada caawa booqanaya Waqooyiga magaalada London...
Dheeraad....
Aubameyang Oo Seegaya Kulanka Caawa Ee Manchester United, Sabab?

Aubameyang Oo Seegaya Kulanka Caawa Ee Manchester United

  • Abdihakim Olad
  • January 30, 2021
  • ENGLAND
Weeraryahanka iyo Kabtanka kooxda Arsenal Pierre Emerick Aubameyang ayaa laga saaray kooxda Arsenal ee caawa Wajahaysa Manchester United. Aubameyang waxaa uu seegay labadii kulan ee ugu dambeeyay ee kooxdiisa sababo la xariira...
Dheeraad....
Liverpool Oo Difaac Cusub Heshay, Dele Ali Iyo PSG, Kooxaha Ku Tartamaya Saxiixa Maitland Niles Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Liverpool Oo Difaac Cusub Heshay, Dele Ali Iyo PSG, Kooxaha Ku Tartamaya Saxiixa Maitland Niles Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

  • Abdihakim Olad
  • January 30, 2021
  • ENGLAND
Suuqa kala-iibsiga cayaartooyda ee bishan Janaayo ayaa maraya maalmihii ugu dambeeyay, maalinta isniinta ee soo aadan ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah suuqa u xirmo, kooxuna waxay ka gaarsiinayaan xiritaanka suuqa...
Dheeraad....
HORUDHAC: Arsenal VS Manchester United – Red Devils Oo Rajaynaysa Iney Kasoo Kabato Guuldarradii Kasoo Gaartay Sheffield Marka Ay Booqanayso Gunners – Shaxaha Macquulka Ah & Xogta Cayaarta.

HORUDHAC: Arsenal VS Manchester United – Red Devils Oo Rajaynaysa Iney Kasoo Kabato Guuldarradii Kasoo Gaartay Sheffield Marka Ay Booqanayso Gunners – Shaxaha Macquulka Ah & Xogta Cayaarta.

  • Abdihakim Olad
  • January 29, 2021
  • ENGLAND
Mid ka mid ah kulamada ugu adag horyaalka Premier League-ga ayaa galaya boggiisa ugu dambeeya fiidnimada Sabtida marka ay kooxda Arsenal garoonkeeda Emirates kusoo dhoweyneyso kooxda Manchester United. Toddobo boos iyo 10...
Dheeraad....

Posts navigation

Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next
Garsoore Sports

Banadir* 2-2 Galmudug

Burundi 1-0 Somalia

Xirfadda Akram Afif

Warbixin Abdi Sharif

Social

Recent Comments

    Xuquuqdu way dhowran tahay. © Garsoore Sports 2021

    Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies. 

    • HOYGA
    • GUDAHA
    • AFRIKA
    • ENGLAND
    • SPAIN
    • ITALY
    • GERMANY
    • FRANCE
    • NETHERANDS
    • NAGU SAABSAN
    • NALA XARIIR