Garsoore Sports

  • HOYGA
  • GUDAHA
  • AFRIKA
  • ENGLAND
  • SPAIN
  • ITALY
  • GERMANY
  • FRANCE
  • NETHERANDS
  • NAGU SAABSAN
  • NALA XARIIR

Manchester United Oo Xasuuqday Southampton – Taariikh Ayay Galeen

Kooxda Macalin Ole Gunnar Solskjaer ayaa si buuxda u helay kalsoonidooda iyo qaabkooda, kaddib markii ay 9:0 ku xasuuqeen kooxda Southampton kulan ka dhacay garoonka Old Trafford…: Dheeraad

Previous Next
Chelsea Oo Dalab Ka Gudbineysa Haaland, Xaalada Messi Iyo Barcelona Oo Meel Qaraar Mareysa & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa

Chelsea Oo Dalab Ka Gudbineysa Haaland, Xaalada Messi Iyo Barcelona Oo Meel Qaraar Mareysa & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa

  • Abdihakim Olad
  • February 20, 2021
  • Suuqa
Asc, maalin wanaagsan aqriste. daaqada Suuqa kala iibsiga cayaartooyda ma furna xilligan, kii ugu dambeeyay wuxuu ahaa suuqii bishii Janaayo aynu soo dhaafnay, balse kuma xirna kooxuhu inay sugaan suuqa xagaaga si...
Dheeraad....

Gabriel Martinelli Oo Farriin U Diray Tababare Arteta Isagoo Sidoo Kale Sheegay Laacibka Uu Ku Daydo

  • Abdihakim Olad
  • February 13, 2021
  • ENGLAND
Gabriel Martinelli ayaa ku adkeysanaya inuu kasoo kabtay dhawicii dhowaanahan uu ku maqnaa isla markaana uu diyaar u yahay inuu nolol cusub ka billaawo weerarka foosha xun ee Arsenal kahor kulanka Axada...
Dheeraad....
Real Oo Mushahar Dhimis Ka Codsatay Ramos Si Ay U Siiyaan Bale

Real Oo Mushahar Dhimis Ka Codsatay Ramos Si Ay U Siiyaan Bale

  • Abdihakim Olad
  • February 13, 2021
  • SPAIN
Kooxda Real Madrid ayaa wajahaysa xaalad dhaqaale oo liidata waxaana ay doonayaan inay maareeyaan mushaharadda labada cayaaryahan ee dhaqaalaha ugu badan ay ku bixiso. Real ayaa ka codsaneysa Sergio Ramos mushaar dhimis...
Dheeraad....

Arsenal Oo Lasoo Saxiixaneysa Weeraryahan Halis Ah, Upamecano Oo Bayern Ku Biiraya & Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa

  • Abdihakim Olad
  • February 13, 2021
  • Suuqa
Asc.. maalin wanaagsan aqriste. Marnaba ma dhammaaneyso xanta suuqa kala-iibsiga cayaartooyda xitaa haddii uu suuqa xiranyahay iyadoo ay taasi dheertahay in kooxaha qaar ay heshiisyo horudhac ah lasii gaarayaan cayaartooyda si ay...
Dheeraad....
Cristiano Ronaldo Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Isagoo Balanqaad Sameeyay Dhalashadiisa 36aad

Cristiano Ronaldo Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Isagoo Balanqaad Sameeyay Dhalashadiisa 36aad

  • Abdihakim Olad
  • February 6, 2021
  • ITALY
Weeraryahanka xulka Portugal iyo kooxda Juventus Cristiano Ronaldo ayaa balanqaad sameeyay dhalashadiisii 36aad oo uu maalintii shalay ahayd u debaaldegayay. Xiddigan oo loo tixgeliyo mid kamid ah cayaartooyda ugu fiican taariikhda kubbada...
Dheeraad....
Chelsea Oo Dib Ula Saxiixaneysa Hazard, Salah Oo Baxaya , Mourinho Oo La Ceyrinayo & Wararkii Ugu Dambeeyay

Chelsea Oo Dib Ula Saxiixaneysa Hazard, Salah Oo Baxaya , Mourinho Oo La Ceyrinayo & Wararkii Ugu Dambeeyay

  • Abdihakim Olad
  • February 6, 2021
  • ENGLAND
Daaqada Suuqa kala iibsiga cayaartooyda ma furna xilligan, kii ugu dambeeyay wuxuu ahaa suuqii bishii Janaayo, balse kuma xirna kooxuhu inay sugaan suuqa xagaaga si ay saxiixyo u sameeyaan balse waxay lasii...
Dheeraad....

Yaab: Kooxda Ajax Oo Liiskeeda CL-ga Ka Saartay Saxiixooda Rikoorka

  • Abdihakim Olad
  • February 4, 2021
  • NETHERANDS
Kooxda Ajax ee dalka Holland ayaa liiska Cayaaryahannada Champions League-ga u safanaya ka saartay cayaaryahanka ay rikoorka kula soo wareegeen ee Sabastian Haller…waase qalad kama ah. 😳🤦‍♂️ Afhayeen u hadlay kooxda ayaa...
Dheeraad....
Barca Oo Arsenal Dalab Ka Diiday, Liverpool Oo Daafac Kale Lasoo Saxiixan… & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maata

Barca Oo Arsenal Dalab Ka Diiday, Liverpool Oo Daafac Kale Lasoo Saxiixan… & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maata

  • Abdihakim Olad
  • February 3, 2021
  • ENGLAND
Suuqa kala-iibsiga cayaartooyda bisha Janaayo isniintii ayuu xirmay, balse waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan suuqii ugu dambeeyay sidoo kalena kooxuhu waxay isku diyaarinayaan suuqa xagaaga inay si fiican...
Dheeraad....

“Cajiib” – Guardiola Oo Dias La Barbardhigay Van Dijk

  • Abdihakim Olad
  • February 3, 2021
  • ENGLAND
Daafaca kooxda Manchester City Ruben Dias ayaa ka caawiyay kooxdiisa in uu dib u rogo daafacooda islamarkaana gacan ka geysto inay u tartamaan hanashada horyaalka. Daafacan qaranka Burtaqiiska u safta ayaa usoo...
Dheeraad....
‘HORE U SOCDA!’ – Man United Oo Farriin U Dirtay Kooxaha Kula Tartamaya Horyaalka

‘HORE U SOCDA!’ – Man United Oo Farriin U Dirtay Kooxaha Kula Tartamaya Horyaalka

  • Abdihakim Olad
  • February 3, 2021
  • ENGLAND
Kooxda Macalin Ole Gunnar Solskjaer ayaa si buuxda u helay kalsoonidooda iyo qaabkooda, kaddib markii ay 9:0 ku xasuuqeen kooxda Southampton kulan ka dhacay garoonka Old Trafford. Ole Gunnar Solskjaer ayaa doonayay...
Dheeraad....

Posts navigation

Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next
Garsoore Sports

Banadir* 2-2 Galmudug

Burundi 1-0 Somalia

Xirfadda Akram Afif

Warbixin Abdi Sharif

Social

Recent Comments

    Xuquuqdu way dhowran tahay. © Garsoore Sports 2021

    Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies. 

    • HOYGA
    • GUDAHA
    • AFRIKA
    • ENGLAND
    • SPAIN
    • ITALY
    • GERMANY
    • FRANCE
    • NETHERANDS
    • NAGU SAABSAN
    • NALA XARIIR