
Gunners Oo Xasuuq Arxan Darran Ka Badbaadday Iyadoo City Ay Sii Joogteysay Rikoorkoodii Guulaha
Manchester City ayaa 18 kulan kusii dheerreysatay guusheeda tartamada oo dhan kaddib markii ay 1-0 kaga badiyeen kooxda Arsenal Axaddii. Madaxii daqiiqadii 2aad ee Raheem Sterling ayaa u muuqday inuu ahaa goolkii guusha iyadoo kooxda...