Garsoore Sports

  • HOYGA
  • GUDAHA
  • AFRIKA
  • ENGLAND
  • SPAIN
  • ITALY
  • GERMANY
  • FRANCE
  • NETHERANDS
  • NAGU SAABSAN
  • NALA XARIIR

Category: Suuqa

Chelsea Oo Dib Ula Saxiixaneysa Hazard, Salah Oo Baxaya , Mourinho Oo La Ceyrinayo & Wararkii Ugu Dambeeyay

Chelsea Oo Dib Ula Saxiixaneysa Hazard, Salah Oo Baxaya , Mourinho Oo La Ceyrinayo & Wararkii Ugu Dambeeyay

  • Abdihakim Olad
  • February 6, 2021
  • ENGLAND
Daaqada Suuqa kala iibsiga cayaartooyda ma furna xilligan, kii ugu dambeeyay wuxuu ahaa suuqii bishii Janaayo, balse kuma xirna kooxuhu inay sugaan suuqa xagaaga si ay saxiixyo u sameeyaan balse waxay lasii...
Dheeraad....
Barca Oo Arsenal Dalab Ka Diiday, Liverpool Oo Daafac Kale Lasoo Saxiixan… & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maata

Barca Oo Arsenal Dalab Ka Diiday, Liverpool Oo Daafac Kale Lasoo Saxiixan… & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maata

  • Abdihakim Olad
  • February 3, 2021
  • ENGLAND
Suuqa kala-iibsiga cayaartooyda bisha Janaayo isniintii ayuu xirmay, balse waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan suuqii ugu dambeeyay sidoo kalena kooxuhu waxay isku diyaarinayaan suuqa xagaaga inay si fiican...
Dheeraad....

Suuqa: Saxiixyadii La Dhammeystiray Xalay Oo Kooban

  • Abdihakim Olad
  • February 2, 2021
  • ENGLAND
Suuqa kala-iibsiga cayaartooyda bisha Janaayo ayaa si rasmi ah u xirmay xalay Saqdii-dhexe, shalay waxay ahayd maalinta ugu dambeysa suuqa waxaana ay kooxuhu qaar dhammeystireen saxiixyada cayaaryahanno inkastoo aysan dhaqdhaqaaq sidaa u...
Dheeraad....
RASMI: Cenk Tosun Oo Ku Biiray  Kooxda Beşiktaş

RASMI: Cenk Tosun Oo Ku Biiray Kooxda Beşiktaş

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • DIBADDA
Weeraryahanka kooxda Everton Cenk Tosun ayaa ku biiray kooxda reer Turkey ee Besiktas inta ka dhiman xilli ciyaareedkan. 29 jirkaan ayaa Everton kaga soo biiray kooxda reer Turki sannadkii 2018, laakiin wuxuu...
Dheeraad....
Rasmi: Yedlin Oo Ku Biiray Galatasaray

Rasmi: Yedlin Oo Ku Biiray Galatasaray

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • ENGLAND
Daafacii kooxda Newcastle DeAndre Yedlin ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Galatasaray ee dalka Turkiga. Daafaca middig ee reer Mareykan ayaa heshiis u saxiixay kooxda Turkiga ilaa sannada 2023-ka, wuxuuna qaadan...
Dheeraad....
Manchester Oo La Saxiixanaysa Dembele Ama Sancho

Manchester Oo La Saxiixanaysa Dembele Ama Sancho

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • ENGLAND
Manchester United ayaa bartilmaameedsaneysay Jadon Sancho tan iyo xagaagii laakiin weli wax heshiis ah lama gaarin kooxda Borussia Dortmund oo ku aadan saxiixa cayaaryahankan. Sida laga soo xigtay Daily Express, United ayaa...
Dheeraad....
RASMI: Koox Premier League-ka Cayaarta Oo La Wareegtay Wiilka Berghamp

RASMI: Koox Premier League-ka Cayaarta Oo La Wareegtay Wiilka Berghamp

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • ENGLAND
Kooxda Kubbada-cagta ee Watford ayaa la soo saxiixatay wiilka halyeeyga kooxda Arsenal Denis Bergkamp. Mitchel Berghamp waa cayaaryahan xor ah oo ka socda kooxda heerka labaad ee Wadanka Holland ee Almere City,...
Dheeraad....

Diego Costa Oo Ku Biiraya West Ham

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • ENGLAND
Weeraryahanka kooxda Athletico Madrid iyo xulka Spain ee Diego Costa ayaa loo soo bandhigay West Ham, sida uu sheegayo wariyaha BeIN Sports Tancredi Palmeri. Warar soo baxay maanta galinkii hore ayaa sheegaya...
Dheeraad....
RASMI: Brighton La Wareegtay Cayaaryahan Kooxo Badan Ku Raadjoogeen

RASMI: Brighton Oo La Wareegtay Cayaaryahan Kooxo Badan Ku Raadjoogeen

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • ENGLAND
Kooxda Brighton ayaa dhammeystirtay saxiixa cayaaryahanka aadka loo qiimeeyo ee reer Ecuador Moises Caicedo oo ay kala soo wareegeen kooxda Independiente del Valle. Caicedo waxaa horay u raadinayay kooxaha waaweyn ee Premier...
Dheeraad....

Liverpool Oo Dalab Ka Gudbisay Daafaca Kooxda Marseille Duje Caleta Jar

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • ENGLAND
Kooxda kubbada-cagta ee Liverpool ayaa dalab ka gudbisay Cayaaryahanka kooxda Marseille Duje Caleta Jar. 24jirkan daafaca uga cayaara kooxda Marseille ayaa aad loola xiriirinayay kooxda Reds waxaana la filayaa inuu maanta ku...
Dheeraad....

Posts navigation

Previous 1 2 3 Next
Garsoore Sports

Banadir* 2-2 Galmudug

Burundi 1-0 Somalia

Xirfadda Akram Afif

Warbixin Abdi Sharif

Social

Recent Comments

    Xuquuqdu way dhowran tahay. © Garsoore Sports 2021

    Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies. 

    • HOYGA
    • GUDAHA
    • AFRIKA
    • ENGLAND
    • SPAIN
    • ITALY
    • GERMANY
    • FRANCE
    • NETHERANDS
    • NAGU SAABSAN
    • NALA XARIIR