TOOS: Wararka Suuqa  Kala-iibsiga Maalinta Ugu Dambeysa Xagaaga 2021

TOOS: Wararka Suuqa Kala-iibsiga Maalinta Ugu Dambeysa Xagaaga 2021

Suuqa kala-iibsiga xagaaga 2021 ayaa ahaa mid kamid ah daaqadaha ugu layaabka badan, iyadoo Lionel Messi uu kasoo dhaqaaqay Barcelona kuna biiray PSG halka Cristiano Ronaldo uu dib ugu laabtay Manchester United. Iibsiga Ronaldo ayaa…

Read More
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maanta

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maanta

Suuqa kala-iibsiga xagaaga 2021 waxaa uu soo xirmayaa 31 bishan Ogoosto, horyaaladda kubbada-cagta waa ay billoowdeen kooxo qaar ayaana saxiixyo waaweeyn sameeyay kahor bilaabashada ololaha 2021-22, waxaana kooxo badan ay ogaadeen durbaba waxa ay suuqa…

Read More
Bayern Oo Tolisso Ku Dooneysa Keliya €10 Milyan – Arsenal & United Ayaa Xiisaynaya

Bayern Oo Tolisso Ku Dooneysa Keliya €10 Milyan – Arsenal & United Ayaa Xiisaynaya

Sida aan kasoo xiganay wargeysyada Daily Mail iyo Bild, Bayern Munich ayaa dooneysa inay iska iibiso xiddiga khadka-dhexe ee Corentin Tolisso, waxaana ay doonayaan inay ku iibiyaan lacag aad u jaban. Kooxda Bavaria ayaa jeclaan…

Read More
Tottenham Oo Dooneeysa Bartilmaameedka Liverpool & Manchester United

Tottenham Oo Dooneeysa Bartilmaameedka Liverpool & Manchester United

Kooxda Tottenham Hotspur ayaa xiiseyneysa inay Ismaila Sarr kala soo wareegto Watford suuqa kala iibsiga xagaagan, sida laga soo xigtay Eurosport. Eurosport  ayaa soo warinaysa maanta in Tottenham ay ku biirtay loolanka loogu jiro garabka…

Read More
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala-Iibsiga Cayaartooyda

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Kala-Iibsiga Cayaartooyda

Xiddigii hore ee kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa kusii wajahan magaalada Paris si uu u dhameeystiro heshiis 2 sanno ah iyo sannad dheeri ah oo ikhtiyaari ah oo uu ugu biirayo kooxda Paris Saint Germain,…

Read More
Leeds Oo ‘Si Dhab Ah’ U Dooneeysa Traore Oo Sidoo Kale Xiiso Ka Helaya Barcelona iyo Liverpool

Leeds Oo ‘Si Dhab Ah’ U Dooneeysa Traore Oo Sidoo Kale Xiiso Ka Helaya Barcelona iyo Liverpool

Xoogweeynaha reer Spain ayaa laga yaabaa inuu ka dhaqaaqo kooxdiisa Wolves kaddib markii uu ka cagajiiday inuu heshiis cusub u saxiixo. Leeds United ayaa ka fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga kooxda Wolves ee Adama…

Read More
Aston Villa Oo Heshiis La Gaartay Bartilmaameedkii Kooxa Badan Oo Waaweeyn (Miyey Heleen Beddelkii Grealish?)

Aston Villa Oo Heshiis La Gaartay Bartilmaameedkii Kooxa Badan Oo Waaweeyn (Miyey Heleen Beddelkii Grealish?)

Kaddib markii uu dhaliyay 39 gool 156 kulan oo uu saftay horyaalka Bundesliga, xiddiga u dhashay Jamaica ayaa ku sii jeeda cariga magaaladda Birmingham si uu noloshiisa cusub ee Premier League-ga halkaa uga billaabo. Aston…

Read More
Dalabkii Man City Ee Grealish Oo La Aqbalayo Iyo Goorta Uu Caafimaadka Marayo Oo La Ogaaday

Dalabkii Man City Ee Grealish Oo La Aqbalayo Iyo Goorta Uu Caafimaadka Marayo Oo La Ogaaday

Dalabka Manchester City ee Jack Grealish ayaa la filayaa in la aqbali doono waxaana qadka dhexe ee xulka Ingiriiska lagu wadaa inuu tijaabada caafimaadka maro isbuuca soo socda. Kooxda Cityzens lagu naaneeso ayaa si aad…

Read More
Arsenal Oo Dalab Ka Gudbisay Lautaro Martinez Iyo Inter Oo U Jawaabtay

Arsenal Oo Dalab Ka Gudbisay Lautaro Martinez Iyo Inter Oo U Jawaabtay

Kooxda uu hoggaamiyo macalin Mikel Arteta ee Arsenal ayaa dalab rasmi ah ka gudbisay weeraryahanka Inter Milan Lautaro Martinez, sida ay qortay Sport Mediaset. Sport Mediaset ayaa warineysa in Arsenal ay si aad ah u…

Read More
Mourinho Oo Aan Ku Faraxsaneen Qorshaha Roma Ay Ku Dooneeyso Saxiixa Xhaka

Mourinho Oo Aan Ku Faraxsaneen Qorshaha Roma Ay Ku Dooneeyso Saxiixa Xhaka

Kooxda kubbada-cagta Roma ayaa degtay qorsho layaab leh si ay u rumeeyso xiisaha kooxda oo aad ula dhacsan saxiixa xiddiga khadka-dhexe ee kooxda Arsenal Granit Xhaka. Roma ayaa dooneysa inay iska iibiso Alessandro Florenzi arrintaas…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?