Haaland Oo Go’aansaday Kooxda Uu Ku Biirayo

Haaland Oo Go’aansaday Kooxda Uu Ku Biirayo

Weeraryahanka kooxda Borussia Dortmund Erling Braüt Haaland ayaa sheegay inuu doonayo inuu xagaaga isaga dhaqaaqo kooxda Jarmalka si uu safarkiisa xiga u tibaaxana waxa uu farta ku fiiqay kooxda uu daneynayo inuu ku biiro. Kooxaha…

Read More
Pogba Oo United Ku Hoggaamiyay Wareegga 8-da Xilli Ay Ka Talaabeen Milan

Pogba Oo United Ku Hoggaamiyay Wareegga 8-da Xilli Ay Ka Talaabeen Milan

Paul Pogba ayaa dhaliyay billowgii qeybtii labaad ee ciyaarta si uu uga caawiyo kooxdiisa Manchester United in ay 1:0 uga adkaato Ac Milan cayaar lugtii hore kusoo idlaatay 1:1. Pogba ayaa ka soo kacay kursiga…

Read More
Lucas Vasquez Oo Diiday Inuu Heshiis Cusub U Saxeexo Real & Xaaladiisa Oo Meel Xun Maraysa

Lucas Vasquez Oo Diiday Inuu Heshiis Cusub U Saxeexo Real & Xaaladiisa Oo Meel Xun Maraysa

Xiddiga garabka uga ciyaara Real Madrid Lucas Vazquez ayaa haatan dhageysanaya dalabyada uga imaanaya meelo kale kaddib markii wadahadalo qandaraas kordhin ah oo uu Real la lahaa uu gaaray meel xun. Vazquez, oo qandaraaskiisa haatan…

Read More
Maxay Aheyd Hambalyada Zidane Udiray Ciyaartoyda Real Madrid?

Maxay Aheyd Hambalyada Zidane Udiray Ciyaartoyda Real Madrid?

Tababaraha Kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa Hambalyo udiray ciyaartoyda Kooxda sida lagu arkay Qoraalo ay Warbaahinta ka sameeyeen. Zidane ayaa Hambalyada uu soo diray ka dambeysay markii ay garaaceen Kooxda Atalanta kadibna usoo gudbeen 8 dhamaadka…

Read More
Milan & Napoli Oo Ku Dagaalamaya Laacib Katirsan Barcelona

Milan & Napoli Oo Ku Dagaalamaya Laacib Katirsan Barcelona

Kooxda Ac Milan iyo Naadiga Napoli ayaa isku heysta laacib katirsan Kooxda Barcelona oo difaacyada ka mid ah. Xiddigaan Junior Firpo ayaa la isku dayey in la qaato Bishii Janaayo Sanadkaan Markii uu suuqa kala…

Read More
Eden Hazard Oo Dhaawacyadiisa Awgeed Lacag Khasaartay Noqday

Eden Hazard Oo Dhaawacyadiisa Awgeed Lacag Khasaartay Noqday

Xiddiga Dalka Biljimka kasoo jeeda Ee Eden Hazard ayaa Lacag Khasaartay noqday marka loo eego sida uu uwaayey wakhti ku filan uu Kooxdiisa la qaato. Laacibkii hore Ee Kooxda Chelsea Hazard ayaa dhaawacmay Markii 8aad…

Read More
Kaddib Goolkiisii 21aad Ololahan, Waa Maxay Rikoorka Uu Messi  Jabinayo?

Kaddib Goolkiisii 21aad Ololahan, Waa Maxay Rikoorka Uu Messi Jabinayo?

Cayaaryahanka kooxda Kubbada-cagta ee Barcelona iyo xulka Argentina Lionel Messi ayaa xalay gaaray rikoor taariikhi ah kaddib kulankii ay kooxdiisa Barca xalay natiijo 4:1 ah ku dardareen kooxda SD Huesca kulan ka tirsanaa horyaalka La…

Read More
Website-kii & Akoonadii baraha Bulshada Real Madrid Oo La Jabsaday

Website-kii & Akoonadii baraha Bulshada Real Madrid Oo La Jabsaday

Sida ay daabaceen maanta oo sabti aheyd qaar ka mid ah warbaahinta Dalka Spain waxaa Koox Computerada udhaca ay jabsadeen Akoonadii Baraha Bulshada Kooxda Real Madrid iyo website-kooda. Weeraryahanka Kooxda Real Madrid  Rodrygo Goes ayaa bartiisa…

Read More
Barca Oo Heshiis La Gaartay Aguero

Barca Oo Heshiis La Gaartay Aguero

Kooxda Barcelona ayaa heshiis afka ah la gaartay weeraryahanka kooxda Man City ee Sergio Aguero si ay xagaagan ugu soo biiriso Camp Nou heshiis laba sano ah. Aguero ayaa qandaraaskiisu dhacayaa dhammaadka ololahan, wuxuuna ku…

Read More
Arsenal Oo Labba Cayaaryahan Lasoo Saxiixaneysa, Aguero Oo Messi Kula Middoobaya Barca & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maanta

Arsenal Oo Labba Cayaaryahan Lasoo Saxiixaneysa, Aguero Oo Messi Kula Middoobaya Barca & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maanta

Maalin wanaagsan aqriste. Suuqii bishii Janaayo ee kala wareegga cayaartooyda ayaa ugu dambeyay suuqa kala-iibsiga cayaartooyda, hayeeshee xagaaga ayuu furmayaa suuq weyn oo cayaartooyda la isku dhaafsado, inta kasokeeysa lama joojinayo xanta ku aadan cayaartooyda…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?