Zinedine Zidane Oo Ka Tagaya Real Madrid – Waa Kee Tababaraha Beddelaya?

Zinedine Zidane Oo Ka Tagaya Real Madrid – Waa Kee Tababaraha Beddelaya?

Kooxda kubbada-cagta ee Real Madrid ayaa xaqiijisay in macalinkeeda Faransiiska ah ee Zinedine Zidane uu go’aansaday inuu iska casilo shaqada tababarenimo ee kooxda, inkastoo ay 12 bilood uga harsantahay qandaraaskiisa kooxda. Shabakadda Goal ayaa ogaatay…

Read More
Koeman Oo Kulan La Yeelanaya Madaxweynaha Barca – Miyuu Sii Joogayaa Mise Waa La Ceyrinayaa?

Koeman Oo Kulan La Yeelanaya Madaxweynaha Barca – Miyuu Sii Joogayaa Mise Waa La Ceyrinayaa?

Ronald Koeman wuxuu la kulmi doonaa madaxweynaha Barcelona Joan Laporta todobaadkan si uu ugala hadlo mustaqbalkiisa kooxda. Tababaraha kooxda Barcelona ayaa la fariisan doona madaxweynaha Barcelona Joan Laporta isbuucaan si loo kala caddeeyo inuu kooxda…

Read More
Mbappe Ayaa Real U Dhaqaaqaya Balse Shurruud Baa Ku Xiran

Mbappe Ayaa Real U Dhaqaaqaya Balse Shurruud Baa Ku Xiran

Iyadoo Neymar uu dhowaan qalinka ku duugay heshiis cusub oo uu kusii joogayo kooxda Paris Saint-Germain, waxaa la rajeynayey in kooxda reer Faransa ay sidoo kale sugi doonto wakhti dheeri ah oo ku aaddan adeega…

Read More
Ma Dalxiis…!!? – Lionel Messi Oo Sabab  Layaab Leh Ku Seegaya Kulanka Ugu Dambeeya Ee La Liga

Ma Dalxiis…!!? – Lionel Messi Oo Sabab Layaab Leh Ku Seegaya Kulanka Ugu Dambeeya Ee La Liga

Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayaa seegi doona kulanka ugu dambeeya ee Barcelona ee xilli ciyaareedkan ee horyaalka LaLiga. Balse sababta layaabka leh ee uu u seegi doono kulanka ay berrito la yeelanayaan kooxda…

Read More
Barcelona Oo Wadahadallo Kula Jirta Xavi

Barcelona Oo Wadahadallo Kula Jirta Xavi

Kooxda kubbada-cagta ee Barcelona ee dalka Spain ayaa wadahadallo la furay cayaaryahankoodii hore ee Xavi Hernandez si ay beddel uga dhigan Tababare Ronald Koeman. Inkastoo uu heshiis cusub u saxiixay kooxda Al-Sadd maalmo kahor, hadana…

Read More
TOOS U DAAWO: BARCELONA VS CELTA VIGO

TOOS U DAAWO: BARCELONA VS CELTA VIGO

https://live.yalla-shoot.today/2021/05/barcelona-vs-celta-de-vigo.html 2.https://beinmatch.tv/home/live/9589/1/%D8%A8%D8%B1%D8%B4%D9%84%D9%88%D9%86%D8%A9_vs_%D8%B3%D9%8A%D9%84%D8%AA%D8%A7_%D9%81%D9%8A%D8%BA%D9%88

Read More
TOOS U DAAWO: ATLETICO CLUB VS REAL MADRID

TOOS U DAAWO: ATLETICO CLUB VS REAL MADRID

https://live.yalla-shoot.today/2021/05/athletic-club-vs-real-madrid.html 2. https://beinmatch.tv/home/live/9587/1/%D8%A3%D8%AA%D9%84%D8%AA%D9%8A%D9%83_%D8%A8%D9%8A%D9%84%D8%A8%D8%A7%D9%88_vs_%D8%B1%D9%8A%D8%A7%D9%84_%D9%85%D8%AF%D8%B1%D9%8A%D8%AF

Read More
Zidane Oo U Sheegay Cayaartooyda Kooxda Inuu Baxayo Xagaagan

Zidane Oo U Sheegay Cayaartooyda Kooxda Inuu Baxayo Xagaagan

Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa la fahamsan yahay inuu u sheegay ciyaartoydiisa inuu baxayo dhammaadka xilli ciyaareedkan. Tababaraha reer France ayaa hal mar oo hore ka tagay garoonka Santiago Bernabeu, isaga oo iska casilay…

Read More
Koeman Oo Dusha Saartay Mas’uuliyadda Barbarrihii Levante

Koeman Oo Dusha Saartay Mas’uuliyadda Barbarrihii Levante

Rajaddii Barcelona ee ku guulleysiga horyaalka LaLiga ayaa waxaa soo wajahay dib u dhac weyn maadaama ay barbarro la galeen kooxda dagaalamaysa ee Levante. Tababaraha kooxda Barcelona Ronald Koeman ayaa qaatay masuuliyadda natiijada kulankii kooxdiisa…

Read More
Barca Oo Heshay Saxeexoodii Ugu Horreeyay Xagaaga

Barca Oo Heshay Saxeexoodii Ugu Horreeyay Xagaaga

Kooxda kubbada-cagta ee Barcelona ayaa heshiis la gaartay kooxda Manchester City oo ku aadan saxiixa daafac Eric Garcia, sida ay Goal ku warantay. Garcia ayaa si bilaash ah ugu dhaqaaqi doona Camp Nou marka qandaraaskiisa…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?