Real Betis Oo Wadahadalo La Yeelatay Hector Bellerin

Real Betis Oo Wadahadalo La Yeelatay Hector Bellerin

Kooxda ka cayaarta La Ligaha dalka Spain ee Real Betis ayaa xiiseyneysa Saxiixa dambeedka middig ee kooxda Arsenal Hector Bellerin waxaana ay la yesheen wadahadalo ku aadan suurtagalnimada uu ugu dhaqaaqi karo, waa sida shabakadda…

Read More
Liverpool : Saul Niguez Oo Lala Xiriirinayo Inuu Ku Biiro

Liverpool : Saul Niguez Oo Lala Xiriirinayo Inuu Ku Biiro

Kooxda kubbada-cagta Liverpool ayaa lala xiriirinayaa inay u dhaqaaqdo cayaaryahanka khadka dhexe ee Atletico Madrid Saul Niguez xagaagan. Sida laga soo xigtay Majaladda Empire Of The Kop, Reds ayaa miisaameysa inay u dhaqaaqdo cayaaryahankan heerka…

Read More
Gavi: Hibada Mustaqbalka Khadka Dhexe Ee Barcelona

Gavi: Hibada Mustaqbalka Khadka Dhexe Ee Barcelona

Horumarka ay muujiyeen Frenkie de Jong iyo Pedri, xilli ciyaareedkii 2020-21 ugu yaraan wuxuu soo bandhigay rajo ah in mustaqbalka khadka dhexe ee Barcelona uu ku wajahanyahay meel wanaagsan. Kaddib bixitaankii Xavi Hernandez iyo Andres…

Read More
Xiddiga Ay Isku Heystaan Real, United iyo Barca Oo La Ogaaday Qiimaha Lagu Heli Karo

Xiddiga Ay Isku Heystaan Real, United iyo Barca Oo La Ogaaday Qiimaha Lagu Heli Karo

Kooxda kubbada-cagta ee Sevilla ee dalka Spain ayaa dejisay qiimo bilow ah oo u dhexeeya 65 ilaa 70 milyan oo ginni oo ay ku dooneyso daafaceeda aadka loo qiimeeyo ee Jules Kounde, iyadoo Manchester United,…

Read More
RASMI: Messi Oo Ogolaaday Inuu Heshiiska U Kordhiyo Barcelona

RASMI: Messi Oo Ogolaaday Inuu Heshiiska U Kordhiyo Barcelona

Lionel Messi ayaa qarka u saaran inuu iska indho tiro xiisaha kooxaha Manchester City iyo Paris Saint-Germain isagoo doorbidaya inuu sii dheereysto joogitaankiisa Barcelona. Warar la isla dhexmarayay saxaafadda ayaa soo jiitamayay muddo bilooyin ah…

Read More
RASMI: Real Madrid Oo Ancelotti U Magacaawday Shaqada Tababarenimo Ee Kooxda

RASMI: Real Madrid Oo Ancelotti U Magacaawday Shaqada Tababarenimo Ee Kooxda

Carlo Ancelotti ayaa ah tababaraha cusub ee Real Madrid kaddib markii uu Florentino Perez soo la dhacay tababaraha reer Italy oo dhowaan leylinayay kooxda Everton. Inkastoo Raul iyo Mauricio Pochettino ay ahaayeen tartamayaasha ugu cadcad,…

Read More
Ancelotti Oo Loo Magacaabayo Tababaraha Real Madrid Saacadaha Soo Aadan

Ancelotti Oo Loo Magacaabayo Tababaraha Real Madrid Saacadaha Soo Aadan

Ugaarsiga Real Madrid ee tababare cusub ayaa durba umuuqda mid gabagabo ku dhow iyadoo tababaraha Everton Carlo Ancelotti la filayo in lagu dhawaaqo inuu yahay ninka cusub ee hoggaamin doona kooxda. Los Blancos ayaa suuqa…

Read More
“Barca waxaan xiiseeynayay ilaa 14 jirkeeygii” – Sergio Aguero

“Barca waxaan xiiseeynayay ilaa 14 jirkeeygii” – Sergio Aguero

Weeraryahanka reer Argentina ayaa rajeynaya inuu garoonka Camp Nou kaga garab cayaaro superstar-ka ay isku xulka yihiin ee Lionel Messi kaddib markii uu kooxda Barca u saxiixay heshiis labo sano ah. Sergio Aguero ayaa sheegay…

Read More
Ancelotti:Ramos Iyo Bale Waxaan Doonayaa Inay Joogaan

Ancelotti:Ramos Iyo Bale Waxaan Doonayaa Inay Joogaan

Carlo Ancelotti ayaa doonaya inuu tababare u noqdo Sergio Ramos xilli ciyaareedka soo socda laakiin tababaraha cusub ee Real Madrid ayaa qirtay in mustaqbalka daafacan uu weli hawada ku jiro. Qandaraaska Ramos wuxuu dhacayaa maalmo…

Read More
Zidane: “Real Kalsooni Iguma Qabin, Siddaas Ayaan Uga Tagay”

Zidane: “Real Kalsooni Iguma Qabin, Siddaas Ayaan Uga Tagay”

Tababarihii hore ee Real Madrid Zinedine Zidane ayaa daboolka ka qaaday ka tegitaankiisa Santiago Bernabeu isagoo adeegsanaya warqad furan. 48 jirkaan reer France ayaa ku soo laabtay Santiago Bernabeu bishii Maarso 2019, isagoo keenay seddex…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?