Barcelona Oo U Sheegtay Umtiti & Pjanic Inay Bixi Karaan

Barcelona Oo U Sheegtay Umtiti & Pjanic Inay Bixi Karaan

Ciyaaryahanka khadka dhexe iyo daafaca dhexe, midkiiba wuxuu saftay 13 kulan oo La Liga ah xilli ciyaareedkii hore, door weynna kama cayaari doonaan xilli ciyaareedka soo socda madaamada laga yaabo inay albaabka garoonka Camp Nou…

Read More
Lionel Messi Oo Si Layaab Leh Kaga Farxiyay Mid Kamid Ah Taageerayaashiisa

Lionel Messi Oo Si Layaab Leh Kaga Farxiyay Mid Kamid Ah Taageerayaashiisa

Markii taageeraha kubadda-cagta ee reer Brazil Igor Magalhaes uu go’aansaday inuu sawir weyn oo Lionel Messi ah uu ku sawirto dhammaan dhabarkiisa sannadkii 2019, waligiis kuma riyoon karin in maalin uun farshaxankaa uu ogolaansho kaga…

Read More
Barcelona Oo Xiiso U Muujisay De Ligt

Barcelona Oo Xiiso U Muujisay De Ligt

Barcelona ayaa isha ku heysa saxiixa daafaca Juventus Matthijs de Ligt, sida laga soo xigtay Le10 Sport. Kooxda LaLiga ka dhisan ee Barca ayaa durbaba keentay labada ciyaaryahan ee Manchester City Sergio Aguero iyo Eric…

Read More
Barcelona Oo Goordhow Ku Dhawaaqeysa Depay

Barcelona Oo Goordhow Ku Dhawaaqeysa Depay

Weeraryahanka kooxda Lyon ee dalka Faransiiska ayaa kamid ah cayaartooyda uu baacsanayo macalin Ronald Koeman in muddo ah. Memphis Depay ayaa lagu dhawaaqi doonaa inuu yahay ciyaaryahan Barcelona ah isbuuca soo socda, sida ay qortay…

Read More
Sevilla Oo Heshiis Usoo Bandhigtay Sergio Ramos

Sevilla Oo Heshiis Usoo Bandhigtay Sergio Ramos

Kooxda kubbada-cagta ee Sevilla ayaa dalab qandaraas shan sano ah u dirtay daafaca dhexe ee Real Madrid Sergio Ramos, sida ay qortay esRadio. 35 jirkaan ayaa qandaraaskiisa Real Madrid uu dhacayaa xagaagan, iyadoo mustaqbalkiisa uu…

Read More
Lewandowski Oo U Furan Inuu Ka Tago Bayern Iyo Riyadiisa Real Oo Rumoobi Karta

Lewandowski Oo U Furan Inuu Ka Tago Bayern Iyo Riyadiisa Real Oo Rumoobi Karta

Kooxda Real Madrid ee dalka Spain ayaa ka fiirsaneysa inay u dhaqaaqdo xiddiga reer Poland si uu beddel ugu noqdo haddii ay seegaan bartilmaameedkooda weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Haaland sida ay qoreyso majaladda kasoo…

Read More
Xavi Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Iska Diiday Shaqada Tababarenimo Ee Barca Markale

Xavi Oo Shaaca Ka Qaaday Inuu Iska Diiday Shaqada Tababarenimo Ee Barca Markale

Tababaraha kooxda reer Qatar ee Al-Sadd Xavi Hernandez ayaa qirtay inuu diiday fursad uu kula wareegi lahaa kursiga tababarenimo ee kooxda Barcelona Halyeeygii hore ee khadka dhexe ee kooxda ayaa muddo dheer loo arkayey inuu…

Read More
Bale Oo Laga Yaabo Inuu Cayaaraha Ka Fariisto Kaddib Tartanka Qaramada Yurub

Bale Oo Laga Yaabo Inuu Cayaaraha Ka Fariisto Kaddib Tartanka Qaramada Yurub

Gareth Bale ayaa shaki galiyay mustaqbalkiisa kaddib markii uu laba jeer ka gaabsaday fursaddo uu ku beenin karay wararka sheegaya inuu ciyaaraha ka fadhiisanayo kaddib finalka Koobka Qaramada Yurub xagaagan. Toddobaadkii hore wakiilka Bale, Jonathan…

Read More
PSG Oo Iskudayeysa Inay Barcelona Ka Afduubato Saxiixa Wijnaldum

PSG Oo Iskudayeysa Inay Barcelona Ka Afduubato Saxiixa Wijnaldum

Kooxda kubbada-cagta ee Paris St-Germain ayaa isku dayaysa inay afduubato saxiixa xiddiga khadka-dhexe ee naadiga Liverpool Giorginio Wijnaldum kaasoo si weyn loola xiriirinayo kooxda Barcelona. Paris Saint-Germain ayaa dalab xilli dambe ah ka gudbisay ciyaaryahanka…

Read More
Barcelona Oo Iska Iibineysa Xiddig £86 Milyan Ku Qiimeeysan- United, City Iyo Chelsea Ayaa Xiiseeynaya

Barcelona Oo Iska Iibineysa Xiddig £86 Milyan Ku Qiimeeysan- United, City Iyo Chelsea Ayaa Xiiseeynaya

Kooxda Barcelona ayaa diyaar u ah inay iska iibiso Ilaix Moriba xagaagan iyadoo ay xiiseynayaan kooxo badan oo ka dhisan Premier League-ga Manchester United, Manchester City iyo Chelsea ayaa la sheegay inay ka mid yihiin…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?