Pogba Oo Qorsheynaya Inuu Real Madrid Ku Biiro

Pogba Oo Qorsheynaya Inuu Real Madrid Ku Biiro

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Paul Pogba ayaa qorsheynaya inuu u dhaqaaqo Real Madrid xagaaga soo aaddan – sida aan kasoo xiganay Daily Star. Xiddiga Faransiiska ayaa uu dhici doonaa heshiiskiisa haatan ee kooxda…

Read More
TOOS: Valencia vs Getafe | LaLiga Matchday 1

TOOS: Valencia vs Getafe | LaLiga Matchday 1

Valencia vs Getafe – Carabi Valencia vs Getafe – Carabi Valencia vs Getafe – Ingiriis/luuqado kale

Read More
Aguero Oo 10 Isbuuc Dhaawac Ku Maqnaanaya

Aguero Oo 10 Isbuuc Dhaawac Ku Maqnaanaya

Weeraryahanka Barcelona Sergio Aguero ayaa maqnaan doona muddo 10 isbuuc ah kaddib markii uu soo gaaray dhaawac kubka middig ah, sida ay xaqiijisay kooxda Barca. Bayaan ay soo saartay Barcelona ayaa lagu sheegay in baaritaano…

Read More
DEG-DEG: Barcelona Oo Xaqiijisay Bixitaanka Lionel Messi

DEG-DEG: Barcelona Oo Xaqiijisay Bixitaanka Lionel Messi

Lionel Messi uma saxiixi doono heshiis cusub kooxda Barcelona taa beddelkeedna waa ay fasaxday xiddiga reer Arjentiina, sida ay kooxdu xaqiijisay. Heshiiskii ugu dambeeyay ee xiddiga reer Argentine ayaa dhacay xagaagan laakiin waxaa la filayay…

Read More
“Waxaan Ahay Cristiano Ronaldo, Ma Sameeyo Xujooyinka Birta Ee Shabaqa Ayaan Dhexdhigaa Kubbada”

“Waxaan Ahay Cristiano Ronaldo, Ma Sameeyo Xujooyinka Birta Ee Shabaqa Ayaan Dhexdhigaa Kubbada”

Tababare Rafa Benitez ayaa dhisaya kooxdiisii cusub ee Everton kaddib markii uu shaqada kala wareegay Carlo Ancelotti xagaagan. Waxaa soo baxday sheeko uu lug leeyahay Antonio Gomez, caawiyihiisii hore ahna falanqeeye sare, iyo Cristiano Ronaldo.…

Read More
Barcelona & Atletico Oo Wadahadallo Kaga Jira Xiddigo Ay Isdhaafsanayaan

Barcelona & Atletico Oo Wadahadallo Kaga Jira Xiddigo Ay Isdhaafsanayaan

Kooxaha reer Isbaanish ee Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa waxaa u soconaya wadahadallo ku aaddan heshiisyo isdhaafsi ah oo ay qeyb ka yihiin cayaartooyda kala ah Antoine Griezmann iyo Saul Niguez, inkasta oo ay Liverpool…

Read More
Guardiola Oo Taleefanka Kula Xiriiray Griezmann

Guardiola Oo Taleefanka Kula Xiriiray Griezmann

Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa qadka taleefanka kula hadlay weeraryahanka Barcelona Antoine Griezmann isbuucyadii lasoo dhaafay. Tababare Pep ayaa kala hadlay Antoine Griezmann arrimo ku saabsan u dhaqaaqista Premier League-ga, sida ay qortay FootMercato.…

Read More
Benzema Oo Taariikh Sameeyn Kara Kaddib Markuu Heshiis Cusub U Saxiixo Real Madrid

Benzema Oo Taariikh Sameeyn Kara Kaddib Markuu Heshiis Cusub U Saxiixo Real Madrid

Cayaaryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka Faransiiska Karim Benzema ayaa dhowaan lagu wadaa inuu heshiis cusub u saxiixo Los Blancos taas oo u sahleysa inuu noqdo weeraryahanka ugu safashada badan taariikhda kooxda. Dhowaan wuxuu noqday…

Read More
Konami Oo La Laabatay Heshiiskii Ay Kula Jireen Griezmann

Konami Oo La Laabatay Heshiiskii Ay Kula Jireen Griezmann

Weeraryahanka kooxda Barcelona Antoine Griezmann ayaa la kulmay in la joojiyo heshiiskii uu kula jiray shirkadda Konami ee soo saarta cayaar gacameedka kubbada-cagta ee PES. Muuqaal dhowaan ku baahay baraha bulshada oo la duubay sannadkii…

Read More
Barca Oo Griezmann Iska Iibineysa Haddii Messi Uu Heshiis Cusub Saxiixo

Barca Oo Griezmann Iska Iibineysa Haddii Messi Uu Heshiis Cusub Saxiixo

Kooxda Barcelona ayaa aqbashay inay ku qasban tahay inay iska iibiso Antoine Griezmann haddii ay ku guuleystaan ​​inay Lionel Messi ka saxiixaan heshiis cusub.Kooxda reer Spain ayaa wajaheysa baahida loo qabo in laga jaro £170m…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?