Barcelona & Atletico Oo Wadahadallo Kaga Jira Xiddigo Ay Isdhaafsanayaan

Barcelona & Atletico Oo Wadahadallo Kaga Jira Xiddigo Ay Isdhaafsanayaan

Kooxaha reer Isbaanish ee Barcelona iyo Atletico Madrid ayaa waxaa u soconaya wadahadallo ku aaddan heshiisyo isdhaafsi ah oo ay qeyb ka yihiin cayaartooyda kala ah Antoine Griezmann iyo Saul Niguez, inkasta oo ay Liverpool…

Read More
Guardiola Oo Taleefanka Kula Xiriiray Griezmann

Guardiola Oo Taleefanka Kula Xiriiray Griezmann

Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa qadka taleefanka kula hadlay weeraryahanka Barcelona Antoine Griezmann isbuucyadii lasoo dhaafay. Tababare Pep ayaa kala hadlay Antoine Griezmann arrimo ku saabsan u dhaqaaqista Premier League-ga, sida ay qortay FootMercato.…

Read More
Benzema Oo Taariikh Sameeyn Kara Kaddib Markuu Heshiis Cusub U Saxiixo Real Madrid

Benzema Oo Taariikh Sameeyn Kara Kaddib Markuu Heshiis Cusub U Saxiixo Real Madrid

Cayaaryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka Faransiiska Karim Benzema ayaa dhowaan lagu wadaa inuu heshiis cusub u saxiixo Los Blancos taas oo u sahleysa inuu noqdo weeraryahanka ugu safashada badan taariikhda kooxda. Dhowaan wuxuu noqday…

Read More
Konami Oo La Laabatay Heshiiskii Ay Kula Jireen Griezmann

Konami Oo La Laabatay Heshiiskii Ay Kula Jireen Griezmann

Weeraryahanka kooxda Barcelona Antoine Griezmann ayaa la kulmay in la joojiyo heshiiskii uu kula jiray shirkadda Konami ee soo saarta cayaar gacameedka kubbada-cagta ee PES. Muuqaal dhowaan ku baahay baraha bulshada oo la duubay sannadkii…

Read More
Barca Oo Griezmann Iska Iibineysa Haddii Messi Uu Heshiis Cusub Saxiixo

Barca Oo Griezmann Iska Iibineysa Haddii Messi Uu Heshiis Cusub Saxiixo

Kooxda Barcelona ayaa aqbashay inay ku qasban tahay inay iska iibiso Antoine Griezmann haddii ay ku guuleystaan ​​inay Lionel Messi ka saxiixaan heshiis cusub.Kooxda reer Spain ayaa wajaheysa baahida loo qabo in laga jaro £170m…

Read More
Barcelona Oo U Sheegtay Umtiti & Pjanic Inay Bixi Karaan

Barcelona Oo U Sheegtay Umtiti & Pjanic Inay Bixi Karaan

Ciyaaryahanka khadka dhexe iyo daafaca dhexe, midkiiba wuxuu saftay 13 kulan oo La Liga ah xilli ciyaareedkii hore, door weynna kama cayaari doonaan xilli ciyaareedka soo socda madaamada laga yaabo inay albaabka garoonka Camp Nou…

Read More
Lionel Messi Oo Si Layaab Leh Kaga Farxiyay Mid Kamid Ah Taageerayaashiisa

Lionel Messi Oo Si Layaab Leh Kaga Farxiyay Mid Kamid Ah Taageerayaashiisa

Markii taageeraha kubadda-cagta ee reer Brazil Igor Magalhaes uu go’aansaday inuu sawir weyn oo Lionel Messi ah uu ku sawirto dhammaan dhabarkiisa sannadkii 2019, waligiis kuma riyoon karin in maalin uun farshaxankaa uu ogolaansho kaga…

Read More
Barcelona Oo Xiiso U Muujisay De Ligt

Barcelona Oo Xiiso U Muujisay De Ligt

Barcelona ayaa isha ku heysa saxiixa daafaca Juventus Matthijs de Ligt, sida laga soo xigtay Le10 Sport. Kooxda LaLiga ka dhisan ee Barca ayaa durbaba keentay labada ciyaaryahan ee Manchester City Sergio Aguero iyo Eric…

Read More
Barcelona Oo Goordhow Ku Dhawaaqeysa Depay

Barcelona Oo Goordhow Ku Dhawaaqeysa Depay

Weeraryahanka kooxda Lyon ee dalka Faransiiska ayaa kamid ah cayaartooyda uu baacsanayo macalin Ronald Koeman in muddo ah. Memphis Depay ayaa lagu dhawaaqi doonaa inuu yahay ciyaaryahan Barcelona ah isbuuca soo socda, sida ay qortay…

Read More
Sevilla Oo Heshiis Usoo Bandhigtay Sergio Ramos

Sevilla Oo Heshiis Usoo Bandhigtay Sergio Ramos

Kooxda kubbada-cagta ee Sevilla ayaa dalab qandaraas shan sano ah u dirtay daafaca dhexe ee Real Madrid Sergio Ramos, sida ay qortay esRadio. 35 jirkaan ayaa qandaraaskiisa Real Madrid uu dhacayaa xagaagan, iyadoo mustaqbalkiisa uu…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?