RASMI: Barcelona Oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Memphis Depay

RASMI: Barcelona Oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Memphis Depay

Iyadoo qandaraaskiisa Lyon uu dhacayo dhammaadka bisha June, xiddiga reer xulka Netherlands Memphis Depay ayaa ogolaaday inuu u dhaqaaqo kooxda ka dhisan LaLiga ee Barcelona. Memphis Depay ayaa si rasmi ah loo xaqiijiyay inuu ku…

Read More
France Ma Dooneyn Laporte Laakiin Spain Nasiib Ayay Leeyihiin Inay Heystaan Isaga

France Ma Dooneyn Laporte Laakiin Spain Nasiib Ayay Leeyihiin Inay Heystaan Isaga

Daafaca dhexe ee Manchester City wuxuu si joogto ah uga mid ahaa daafacyada ugu fiican yurub laakiin wuxuu noqday 27 jir isagoo aan waligiis kasoo muuqan heer caalami. Laporte wuxuu u safanayaa xulka kubbada-cagta ee…

Read More
“Waxaan Sameeynayaa Waxaan Doono” – Southgate Oo Farriin Culus U Diray Taageerayaashii Careysnaa Kulankii Scotland

“Waxaan Sameeynayaa Waxaan Doono” – Southgate Oo Farriin Culus U Diray Taageerayaashii Careysnaa Kulankii Scotland

Tababaraha xulka qaranka Ingiriiska ee Gareth Southgate ayaa difaacay qaabkii uu u wajahay kulankii xulkiisa ay barbarraha 0-0 ah la galeen dhiggooda Scotland, inkastoo uu qirtay in kooxdiisu aysan meelna uga dhowaan heerka ay awoodaan.…

Read More
Macalinka Jarmalka Oo Tababar Adag  & Dardaaran Siiyay Cayaartooydiisa Kahor Kulanka Portugal

Macalinka Jarmalka Oo Tababar Adag & Dardaaran Siiyay Cayaartooydiisa Kahor Kulanka Portugal

Tababaraha xulka kubbada-cagta Jarmalka Joachim Low ayaa si dhab ah tababar u siiyay cayaartooydiisa maadaama ay qatar ugu jiraan inay goor hore ka baxaan tartanka Qaramada Yurub 2020 kahor kulanka Portugal ee maanta. Jarmalka ayaa…

Read More
Deschamps Miyuu Ku Wareeray Xulka Faransiiska?

Deschamps Miyuu Ku Wareeray Xulka Faransiiska?

Waxaa la sheegayaa in xulka Les Bleus ay tahay inay cayaarto qaab weerar badan laakiin taasi maahan sida kubadda-cagta caalamiga ah u shaqeyso, tababarahooduna wuu ogyahay. Waxaa jiray wax yar oo dhaliil ah wixii ka…

Read More
Wembley Oo Halis Ugu Jira Inuu Seego Martigelinta Fiinaalka Euro 2020

Wembley Oo Halis Ugu Jira Inuu Seego Martigelinta Fiinaalka Euro 2020

Magaaladda London waa mid ka mid ah 11 magaalo oo martigalinaya Tartanka Qaramada Yurub 2020 waxaana lagu wadaa inay martigeliso kulanka Ingiriiska ay la ciyaarayaan Scotland jimcaha, iyagoo durbaba hoy u noqday guushoodii 1-0 ay…

Read More
Pavard: Waxaan Suuxsanaa 15 Ilbiriqsi

Pavard: Waxaan Suuxsanaa 15 Ilbiriqsi

Daafaca xulka kubbada-cagta Faransiiska Benjamin Pavard ayaa shaaca ka qaaday inuu suuxsanaa “10 ilaa 15 ilbiriqsi” kahor inta uusan kusoo laaban garoonka ciyaartii xulkiisa Faransiiska ay 1-0 kaga badisay Jarmalka Euro 2020. Pavard ayuu dhaawac…

Read More
UEFA Oo Baareeysa Dhacdadii ‘cunsiriyadda’ ee Arnautovic

UEFA Oo Baareeysa Dhacdadii ‘cunsiriyadda’ ee Arnautovic

Xiriirka kubbada-cagta qaaradda Yurub ee UEFA aya baareeysa dhacdadii Marko Arnautovic kulankii ugu horreeyay ee xulkiisa Austria Euro 2020 iyadoo weeraryahankan uu u dabaaldegay si aan caadi ahayn kaddib markii uu gool ka dhaliyay Waqooyiga…

Read More
Dean Henderson Oo Laga Saaray Xulka Ingiriiska Ee Tartanka Qaramada Yurub

Dean Henderson Oo Laga Saaray Xulka Ingiriiska Ee Tartanka Qaramada Yurub

Goolhayaha Manchester United Dean Henderson ayaa laga saaray xulka Ingiriiska ee tartanka Euro 2020 sababo la xiriira dhaawac sinta ah waxaana lagu beddeli doonaa goolhayaha Sheffield United Aaron Ramsdale. Dhibaatada sinta ayaa sii wadi doonta…

Read More
Denmark Oo Maanta War Cusub Kasoo Saartay Xaaladda Eriksen

Denmark Oo Maanta War Cusub Kasoo Saartay Xaaladda Eriksen

Xulka kubbada-cagta Denmark ayaa war cusub kasoo saartay xaaladda kubbad-sameeye Christian Eriksen kaddib markii uu garoonka dhexdiisa ku dhacay kulankii shalay xulalka Denmark iyo Finland dhexmaray taasoo dhalisay in dunnida kubbada-cagta ay walwal badan ka…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?