Arsenal Oo Labba Cayaaryahan Lasoo Saxiixaneysa, Aguero Oo Messi Kula Middoobaya Barca & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maanta

Arsenal Oo Labba Cayaaryahan Lasoo Saxiixaneysa, Aguero Oo Messi Kula Middoobaya Barca & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maanta

Maalin wanaagsan aqriste. Suuqii bishii Janaayo ee kala wareegga cayaartooyda ayaa ugu dambeyay suuqa kala-iibsiga cayaartooyda, hayeeshee xagaaga ayuu furmayaa suuq weyn oo cayaartooyda la isku dhaafsado, inta kasokeeysa lama joojinayo xanta ku aadan cayaartooyda…

Read More
XOG-CUSUB: Nagelsmann Oo Noqonaya Tababaraha Xiga Ee Barcelona

XOG-CUSUB: Nagelsmann Oo Noqonaya Tababaraha Xiga Ee Barcelona

Madaxweynaha cusub ee kooxda Barcelona Joan Laporta ayaa isha ku haya macalinka kooxda RB Leipzig ee Julian Nagelsmann si uu uga dhigo tababaraha xiga ee kooxda, sida ay warineyso El Larguero. Laporta ayaa loo doortay…

Read More
Yaab: Kooxda Ajax Oo Liiskeeda CL-ga Ka Saartay Saxiixooda Rikoorka

Yaab: Kooxda Ajax Oo Liiskeeda CL-ga Ka Saartay Saxiixooda Rikoorka

Kooxda Ajax ee dalka Holland ayaa liiska Cayaaryahannada Champions League-ga u safanaya ka saartay cayaaryahanka ay rikoorka kula soo wareegeen ee Sabastian Haller…waase qalad kama ah. 😳🤦‍♂️ Afhayeen u hadlay kooxda ayaa u sheegay ESPN:…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?