
Cristiano Ronaldo Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Isagoo Balanqaad Sameeyay Dhalashadiisa 36aad
Weeraryahanka xulka Portugal iyo kooxda Juventus Cristiano Ronaldo ayaa balanqaad sameeyay dhalashadiisii 36aad oo uu maalintii shalay ahayd u debaaldegayay. Xiddigan oo loo tixgeliyo mid kamid ah cayaartooyda ugu fiican taariikhda kubbada...