FA-ga Soomaaliya Oo Magacaabay Isku-duwaha Qaranka Iyo Ku-xigeenkiisa

FA-ga Soomaaliya Oo Magacaabay Isku-duwaha Qaranka Iyo Ku-xigeenkiisa

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbada cagta ayaa magacaabay isku duwaha xulka qaranka Soomaaliya iyo ku xigeenkiisa, si loo dardar geliyo howlaha baaxada leh ee qaranka. Jamaal Xaashi Tuurre ayaa loo magacaabay in uu noqdo isku duwaha…

Read More
Cayaartoyda Qaranka oo cabasho ka dhan ah Xiriirka u qoray FIFA

Cayaartoyda Qaranka oo cabasho ka dhan ah Xiriirka u qoray FIFA

Qaar ka tirsan cayaaroyda xulka qarankeenna Soomaaliya ayaa warqad dheer oo cabasho, garnaqsi iyo sixitaan cadaalad raadin ah u diray xiriirka dunida ee kubbadda cagta FIFA. Warqadda oo Af-Ingiriis ku qorneyd ayaan iyadoo tarjuman halkan…

Read More
“Kulankii Cumaan Waxaa Naga Badiyay Xiriirka Kubbada-cagta Soomaaliya”

“Kulankii Cumaan Waxaa Naga Badiyay Xiriirka Kubbada-cagta Soomaaliya”

Xulkeena qaranka Soomaaliya oo guuldarro 2:1 kasoo gaaray xulka Cumaan kulankii is reeb-reebka tartanka FIFA Arab Cup 2021 ayaa soo bandhigay qaab cayaareed aad u heer sarreeya inkastoo taasi aanay kahor joogsan in qaar kamid…

Read More
Kooxdii Ugu Adkeyd Soomaaliya Waayahan Oo Nasiibku Ka Hiiliyay

Kooxdii Ugu Adkeyd Soomaaliya Waayahan Oo Nasiibku Ka Hiiliyay

Xulka kubbada-cagta Soomaaliya ayaa guuldarro kasoo gaartay xulka Oman kulankii ka tirsanaa is reebreebka tartanka FIFA Arab Cup ee dalka Qatar. Cumaan ayaa 2 gool oo ay qeybtii hore dhalisay uga filnaatay guushii ay ka…

Read More
Labadii Qalad Uu Sameeyay Goolhaye Mustaf Ee Xulka Lagu Ciqaabay Qeybta Hore | Oman 2:0 Somalia

Labadii Qalad Uu Sameeyay Goolhaye Mustaf Ee Xulka Lagu Ciqaabay Qeybta Hore | Oman 2:0 Somalia

Xulka qarankeenna Soomaaliya ayaa kulan Isreebreeb ah kula cayaaraya xulka Cumaan dalka Qatar waxaana qeybta hore ee kulanka uu kusoo idlaaday 2:0 oo Soomaaliya lagu hoggaaminayo. Xulka Cumaan ayaa billoowgii cayaarta u muuqatay kuwo halis…

Read More
Siad Haji Oo Aanan Kasoo Muuqan Xulka Soomaaliya Ee Wajahaya Cumaan

Siad Haji Oo Aanan Kasoo Muuqan Xulka Soomaaliya Ee Wajahaya Cumaan

Cayaaryahanka kooxda San Jose Earthquakes ee horyaalka dalka Mareykanka ee MLSka Siad Haji, ayaan kasoo muuqan kooxda xulkeena kubbada-cagta Soomaaliya ee dalka Qatar kula cayaaraysa Dalka Cumaan isreebreebka Tartanka FIFA Arab Cup goordhow. Xiriirka kubbada-cagta…

Read More
Sawirro: Tababarkii Ugu Dambeeyay Ee Xulka Kahor Kulankooda Berrito Ee Cumaan.

Sawirro: Tababarkii Ugu Dambeeyay Ee Xulka Kahor Kulankooda Berrito Ee Cumaan.

Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ayaa soo afjaray isku diyaarinta kulanka adag oo ay Axadda berrito ah la cayaari doonaan xulka Cumaan kulan ka tirsan is reeb-reebka tartanka FIFA Arab Cup ee ka dhici doona dalka…

Read More
Soomaaliya Haddii Ay Ka Adkaato Cumaan, Guruubkee Ayay Ka Cayaareeysaa, Yaase Ku Wehliya?

Soomaaliya Haddii Ay Ka Adkaato Cumaan, Guruubkee Ayay Ka Cayaareeysaa, Yaase Ku Wehliya?

FIFA ayaa si rasmi ah u shaacisay isku aadka wareega group-yada FIFA Arab Cup 2021 iyadoo xulka Soomaaliya loo sii sheegay group-ka ay ka dheeli doonaan haddii ay ka soo gudbaan kulanka isreebreebka ee ay…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?