
Chelsea Oo Dib Ula Saxiixaneysa Hazard, Salah Oo Baxaya , Mourinho Oo La Ceyrinayo & Wararkii Ugu Dambeeyay
Daaqada Suuqa kala iibsiga cayaartooyda ma furna xilligan, kii ugu dambeeyay wuxuu ahaa suuqii bishii Janaayo, balse kuma xirna kooxuhu inay sugaan suuqa xagaaga si ay saxiixyo u sameeyaan balse waxay lasii...