Mbappe Oo Shaaca Ka Qaaday Riyadiisa Ugu Weyn Isagoo Dharbaaxo Kulul Ku Dhuftay Kooxaha Xiiseeynaya

Mbappe Oo Shaaca Ka Qaaday Riyadiisa Ugu Weyn Isagoo Dharbaaxo Kulul Ku Dhuftay Kooxaha Xiiseeynaya

Cayaaryahanka garabka uga cayaara kooxda PSG iyo xulka qaranka Faransiiska Kylian Mbappe ayaa shaaca ka qaaday waxa ay tahay riyadiisa ugu weyn xilli mustaqbalkiisa uu shaki ku jiro. Kylian Mbappe ayaa sheegay in “riyadiisa ugu…

Read More
RASMI: Sergio Ramos Oo Ku Biiray PSG

RASMI: Sergio Ramos Oo Ku Biiray PSG

Sergio Ramos ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay inuu yahay cayaaryahan ka tirsan Paris Saint-Germain kaddib markii uu kooxda Faransiiska qalinka ugu duugay heshiis labo sanno ah. Xiddiga Isbaanishka ah ayaa wadahadalo kula jiray Real…

Read More
RASMI: PSG Oo La Wareegtay Achraf Hakimi

RASMI: PSG Oo La Wareegtay Achraf Hakimi

Kooxda kubbada-cagta PSG ayaa la wareegtay dambeedkii middig ee kooxda Inter Milan Achraf Hakimi. Inter ayaa bayaan ay goordhoweyd soo saartay xaqiijisay saxiixa xiddiga reer Morocco waxaana uu ugu wareegayaa heshiis 68 milyan oo yuuro…

Read More
Al-Khelaifi Oo Si Toos Ah Ula Xaajoonaya Kylian Mbappe

Al-Khelaifi Oo Si Toos Ah Ula Xaajoonaya Kylian Mbappe

Madaxweynaha kooxda Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa si toos ah haatan gacmaha ula galay wada xaajoodka qandaraas kordhinta ee Kylian Mbappe – sida laga soo xigtay L’Equipe. Agaasimaha isboortiga kooxda Leonardo ayaa awoodi waayey inuu horumar…

Read More
Mbappe Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa – Miyuu Sii Joogayaa PSG?

Mbappe Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa – Miyuu Sii Joogayaa PSG?

Kooxda Paris Saint-Germain ayaa dooneysa inay Kylian Mbappe kula heshiiso qandaraas waqti dheer ah, laakiin xiddiga reer France ayaa ka dhawaajiyay inuu mustaqbalkiisa meel kale noqon karo. Xiddiga Faransiiska ah wuxuu ku jiray qaab ciyaareed…

Read More
RASMI: Kooxda PSG Oo Heshiis La Gaartay Giorginio Wijnaldum

RASMI: Kooxda PSG Oo Heshiis La Gaartay Giorginio Wijnaldum

Kooxda kubbadda-cagta ee Paris Saint-Germain ayaa heshiis la gaartay khadkii-dhexe ee kooxda Liverpool Giorginio Wijnaldum. Xiddigan u safta xulka kubbada-cagta ee Netherland ayaa u dhaqaaqaya gegedda Parc Des Princes ee magaalada Paris kaddib markii uu…

Read More
Nasser Al-Khelaifi: Dhammaan Cayaartoyda Waa Weyn Waxay Doonayaan Inay Yimaadaan PSG

Nasser Al-Khelaifi: Dhammaan Cayaartoyda Waa Weyn Waxay Doonayaan Inay Yimaadaan PSG

Nasser Al-Khelaifi ayaa wax laga waydiiyay Superstar-ka kooxda Barcelona iyo xulka Argentina ee Lionel Messi. Madaxweynaha Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa yiri “dhammaan cayaartoyda waa weyn waxay doonayaan inay yimaadaan PSG” isagoo ka hadlaya mustaqbalka…

Read More
PSG Oo Iskudayeysa Inay Barcelona Ka Afduubato Saxiixa Wijnaldum

PSG Oo Iskudayeysa Inay Barcelona Ka Afduubato Saxiixa Wijnaldum

Kooxda kubbada-cagta ee Paris St-Germain ayaa isku dayaysa inay afduubato saxiixa xiddiga khadka-dhexe ee naadiga Liverpool Giorginio Wijnaldum kaasoo si weyn loola xiriirinayo kooxda Barcelona. Paris Saint-Germain ayaa dalab xilli dambe ah ka gudbisay ciyaaryahanka…

Read More
5ta Cayaaryahan Ee Ugu Cadcad Abaalmarinta Kabta Dahabka Qaaradda Yurub

5ta Cayaaryahan Ee Ugu Cadcad Abaalmarinta Kabta Dahabka Qaaradda Yurub

Kabta dahabka ah qaaradda Yurub xilli-cayaareed kasta waxaa la siiyaa cayaaryahanka ugu dhibcaha badan. Dhibcaha waxaa la xisaabiyaa iyadoo lagu saleynayo tirada goolasha ay cayaartoodaas ka dhaliyeen horyaaladooda. Isku-dheellitir la sameeynayo ayaa waxaa lagu saleynayaa…

Read More
Pochettino Oo Codsaday Inuu Ka Tago Shaqada Kooxda PSG

Pochettino Oo Codsaday Inuu Ka Tago Shaqada Kooxda PSG

Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay, tababaraha Paris-Saint Germain Mauricio Pochettino ayaa weydiistay kooxda reer Faransa in la fasaxo, kaliya lix bilood kaddib markii la magacaabay. Waxaa aad loola xiriirinayaa inuu dib ugu laabto kooxdiisii…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?