Garsoore Sports

  • HOYGA
  • GUDAHA
  • AFRIKA
  • ENGLAND
  • SPAIN
  • ITALY
  • GERMANY
  • FRANCE
  • NETHERANDS
  • NAGU SAABSAN
  • NALA XARIIR

Category: ENGLAND

Muxuu tababare Klopp ka yiri xaaladda dhaawac ee Van Dijk?

Muxuu tababare Klopp ka yiri xaaladda dhaawac ee Van Dijk?

  • Abdihakim Olad
  • January 21, 2021
  • ENGLAND
Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa ku tilmaamay baxnaaninta Virgil van Dijk mid ‘rajo leh’, isagoo aan sheegin waqtiga rasmiga ah ee daafacan kasoo uu kabanayo dhaawaciisa. Van Dijk ayaan u safan kooxda...
Dheeraad....
20ka Cayaaryahan Ee Ugu Caawinta Badan Taariikhda Horyaalka PL-ga Iyo De Bruyne Oo Kaalinta 10aad Soo Galay

20ka Cayaaryahan Ee Ugu Caawinta Badan Taariikhda Horyaalka PL-ga Iyo De Bruyne Oo Kaalinta 10aad Soo Galay

  • Abdihakim Olad
  • January 19, 2021
  • ENGLAND
Kevin De Bruyne ayaa bixiyay baaskii todobaadkan si uu cayaaryahan John Stones uga caawiyo goolkii furitaanka ee Manchester City kulankii ay xalay 4-0 ku xasuuqeen Crystal Palace oo Etihad Stadium marti ugu...
Dheeraad....

Dagaalka Loogu Jiro Saxiixa Daafaca Arsenal Hector Bellerin – Juve, Barca iyo PSG

  • Abdihakim Olad
  • January 18, 2021
  • ENGLAND
Daafaca kooxda Arsenal Hector Bellerin ayaa waxaa xiiseynaya seddex ka mid ah kooxaha miisaanka culus ee kubada cagta Yurub, sida ay qortay Calciomercato. Barcelona, ​​Juventus iyo Paris Saint-Germain ayaa dhamaantood muujiyay xiisaha...
Dheeraad....

Phil Neville oo ku biiray kooxda Inter Miami in yar kaddib markii uu ka tagay shaqada Xulka Hablaha Ingiriiska

  • Abdihakim Olad
  • January 18, 2021
  • ENGLAND
Ciyaaryahankii hore ee kooxda Manchester United Phil ayaa maanta ka tagay shaqada tababarenimo ee xulka hablaha ingiriiska isagoo durbaba loo magacaabay tababaraha kooxda Inter Miami ee dalka Maraykanka. Phil Neville, welcome to...
Dheeraad....

Deg Deg: Jack Wilshere Oo Ku Biiray Kooxda Bournmouth

  • Abdihakim Olad
  • January 18, 2021
  • ENGLAND
Cayaaryahankii hore ee kooxda Arsenal Jack Wilshere ayaa ku biiray kooxda heerka labbaad ee Bournmouth. Wilshere ayaa Bournmouth ugu biiray heshiis kooban oo ah inta ka dhiman xilli ciyaareedka , goordhow ayay...
Dheeraad....

Trippier oo 10 isbuuc la ganaaxay Iyo Ath.Madrid oo badalkiisa Arsenal ka heshay

  • Abdihakim Olad
  • January 18, 2021
  • ENGLAND
Daafaca kooxda Athletico Madrid Kieran Trippier ayaa wajahaya 10 isbuuc oo ganaax ah kaddib markii uu hareer-maray shuruucda cayaartooyda ee FIFA. Qamaar shuruucda kahor imanaya ayuu galay xilligii uu kasoo wareegayay kooxda...
Dheeraad....

Rasmi: Danny Drinkwater Oo Chelsea Ka Tagay

  • Abdihakim Olad
  • January 18, 2021
  • ENGLAND
Cayaaryahanka qadka-dhexe ee kooxda Chelsea Danny Drinkwater ayaa ku biiray kooxda Kasimpaşa ee dalka Turkiga. Drinkwater ayaan kasoo muuqan kooxda koowaad ee Chelsea tan iyo kulankii Community Shield ee 2018 ay la...
Dheeraad....

Aubameyang Iyo Lacazette Oo Isku Heysta Numberka Uu Ozil Ka Tagay

  • Abdihakim Olad
  • January 18, 2021
  • ENGLAND
Weli si rasmi ah looma shaacin ka tagitaanka Mesut Ozil ee Arsenal oo lagu wado inuu ku biiro kooxda Fenerbahce ee dalka Turkiga , hayeeshee cayaartooyda kooxda Arsenal ayaa isku diyaarinaya inay...
Dheeraad....

Suuqa iyo Saakay: Xiisaha Juventus ee Di maria, Delle Alli iyo PSG, Ozil oo Arsenal macsalaameeyay iyo wararkii ugu dambeeyay ee suuqa

  • Abdihakim Olad
  • January 18, 2021
  • ENGLAND
Maalin wanaagsan aqriste, Maadaama uu furanyahay suuqa kal iibsiga cayaartooyda ee bisha Janaayo kooxu waxay ku kala hormarayaan saxiixyada bartilmaameedyadooda, iyadoo koox weliba ay dooneyso inay boosas gaar ah iska xoojiso isla...
Dheeraad....

Posts navigation

Previous 1 … 4 5 6 7 8 9
Garsoore Sports

Banadir* 2-2 Galmudug

Burundi 1-0 Somalia

Xirfadda Akram Afif

Warbixin Abdi Sharif

Social

Recent Comments

    Xuquuqdu way dhowran tahay. © Garsoore Sports 2021

    Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies. 

    • HOYGA
    • GUDAHA
    • AFRIKA
    • ENGLAND
    • SPAIN
    • ITALY
    • GERMANY
    • FRANCE
    • NETHERANDS
    • NAGU SAABSAN
    • NALA XARIIR