Garsoore Sports

  • HOYGA
  • GUDAHA
  • AFRIKA
  • ENGLAND
  • SPAIN
  • ITALY
  • GERMANY
  • FRANCE
  • NETHERANDS
  • NAGU SAABSAN
  • NALA XARIIR

Category: ENGLAND

Barca Oo Arsenal Dalab Ka Diiday, Liverpool Oo Daafac Kale Lasoo Saxiixan… & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maata

Barca Oo Arsenal Dalab Ka Diiday, Liverpool Oo Daafac Kale Lasoo Saxiixan… & Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maata

  • Abdihakim Olad
  • February 3, 2021
  • ENGLAND
Suuqa kala-iibsiga cayaartooyda bisha Janaayo isniintii ayuu xirmay, balse waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan suuqii ugu dambeeyay sidoo kalena kooxuhu waxay isku diyaarinayaan suuqa xagaaga inay si fiican...
Dheeraad....

“Cajiib” – Guardiola Oo Dias La Barbardhigay Van Dijk

  • Abdihakim Olad
  • February 3, 2021
  • ENGLAND
Daafaca kooxda Manchester City Ruben Dias ayaa ka caawiyay kooxdiisa in uu dib u rogo daafacooda islamarkaana gacan ka geysto inay u tartamaan hanashada horyaalka. Daafacan qaranka Burtaqiiska u safta ayaa usoo...
Dheeraad....
‘HORE U SOCDA!’ – Man United Oo Farriin U Dirtay Kooxaha Kula Tartamaya Horyaalka

‘HORE U SOCDA!’ – Man United Oo Farriin U Dirtay Kooxaha Kula Tartamaya Horyaalka

  • Abdihakim Olad
  • February 3, 2021
  • ENGLAND
Kooxda Macalin Ole Gunnar Solskjaer ayaa si buuxda u helay kalsoonidooda iyo qaabkooda, kaddib markii ay 9:0 ku xasuuqeen kooxda Southampton kulan ka dhacay garoonka Old Trafford. Ole Gunnar Solskjaer ayaa doonayay...
Dheeraad....
‘WAALI-CAS’ – Casaankii Luiz Ee Kulankii Xalay Oo Dhaliyay Dood Addag

‘WAALI-CAS’ – Casaankii Luiz Ee Kulankii Xalay Oo Dhaliyay Dood Addag

  • Abdihakim Olad
  • February 3, 2021
  • ENGLAND
Cayaaryahanka reer Brazil ayaa lugta uga istaagay Willian Jose isagoo ku jira diilinta ganaaxa oo cidna aysan ka dambeyn wax yar kahor qeybtii nasashada ee kulankii Wolves iyo Arsenal, dhacdadaaasi ayaa keentay...
Dheeraad....

Suuqa: Saxiixyadii La Dhammeystiray Xalay Oo Kooban

  • Abdihakim Olad
  • February 2, 2021
  • ENGLAND
Suuqa kala-iibsiga cayaartooyda bisha Janaayo ayaa si rasmi ah u xirmay xalay Saqdii-dhexe, shalay waxay ahayd maalinta ugu dambeysa suuqa waxaana ay kooxuhu qaar dhammeystireen saxiixyada cayaaryahanno inkastoo aysan dhaqdhaqaaq sidaa u...
Dheeraad....

Rasmi: Schalke 04 Oo La Saxiixatay Shkodran Mustafi

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • ENGLAND
Kooxda Schalke 04 ayaa ku dhawaaqday saxiixa cayaaryahan Shkodran Mustafi oo Arsenal ka tirsanaa. Heshiiskan ay Shkodran Mustafi kula soo wareegeen Arsenal ayaa ah heshiis ilaa iyo dhammaadka xilli cayaareedkan 2020/21 si...
Dheeraad....

RASMI: Liverpool Oo La Wareegtay Ben Davies

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • ENGLAND
Kooxda kubbada-cagta ee Liverpool ayaa si rasmi ah u shaacisay saxiixa cayaaryahanka daafaca uga cayaarayay kooxda Preston North End, Ben Davies. Cayaaryahankan 25-jirka ah ee daafaca dambe ka cayaara ayaa saxiixay heshiis...
Dheeraad....
RASMI: Cenk Tosun Oo Ku Biiray  Kooxda Beşiktaş

RASMI: Cenk Tosun Oo Ku Biiray Kooxda Beşiktaş

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • DIBADDA
Weeraryahanka kooxda Everton Cenk Tosun ayaa ku biiray kooxda reer Turkey ee Besiktas inta ka dhiman xilli ciyaareedkan. 29 jirkaan ayaa Everton kaga soo biiray kooxda reer Turki sannadkii 2018, laakiin wuxuu...
Dheeraad....
Rasmi: Yedlin Oo Ku Biiray Galatasaray

Rasmi: Yedlin Oo Ku Biiray Galatasaray

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • ENGLAND
Daafacii kooxda Newcastle DeAndre Yedlin ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Galatasaray ee dalka Turkiga. Daafaca middig ee reer Mareykan ayaa heshiis u saxiixay kooxda Turkiga ilaa sannada 2023-ka, wuxuuna qaadan...
Dheeraad....
Manchester Oo La Saxiixanaysa Dembele Ama Sancho

Manchester Oo La Saxiixanaysa Dembele Ama Sancho

  • Abdihakim Olad
  • February 1, 2021
  • ENGLAND
Manchester United ayaa bartilmaameedsaneysay Jadon Sancho tan iyo xagaagii laakiin weli wax heshiis ah lama gaarin kooxda Borussia Dortmund oo ku aadan saxiixa cayaaryahankan. Sida laga soo xigtay Daily Express, United ayaa...
Dheeraad....

Posts navigation

Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 Next
Garsoore Sports

Banadir* 2-2 Galmudug

Burundi 1-0 Somalia

Xirfadda Akram Afif

Warbixin Abdi Sharif

Social

Recent Comments

    Xuquuqdu way dhowran tahay. © Garsoore Sports 2021

    Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies. 

    • HOYGA
    • GUDAHA
    • AFRIKA
    • ENGLAND
    • SPAIN
    • ITALY
    • GERMANY
    • FRANCE
    • NETHERANDS
    • NAGU SAABSAN
    • NALA XARIIR