Arsenal Oo Warbixin Ka Bixisay Dhaawaca 11 Cayaaryahan Iyadoo Alex Lacazette Uu Soo Laabanayo Halka Martin Odegaard Loo Fasaxay Inuu Cayaaro

Arsenal Oo Warbixin Ka Bixisay Dhaawaca 11 Cayaaryahan Iyadoo Alex Lacazette Uu Soo Laabanayo Halka Martin Odegaard Loo Fasaxay Inuu Cayaaro

Arsenal ayaa war cusub ka bixisay dhaawaca 11 ciyaartoy kahor kulanka Carabao Cup ee ay Arbacada la yeelan doonaan West Brom. Weeraryahanka reer France Alexandre Lacazette, oo seegay labadii kulan ee furitaanka xilli ciyaareedka Premier…

Read More
Meesha Uu Ka Liito Lukaku Oo La Ogaaday Kaddib Kulankii Arsenal

Meesha Uu Ka Liito Lukaku Oo La Ogaaday Kaddib Kulankii Arsenal

Rio Ferdinand ayaa rumaysan in Romelu Lukaku kubbadaha uu ku ceshanayo meel ka baxsan goolka wali uu u baahan yahay in uu horumariyo kaddib bandhigii cajiibka ahaa ee weeraryahanka Chelsea uu ka sameeyay kulankii Arsenal…

Read More
Gary Neville Oo Ku Booriyay United Inay Iska Iibiyaan 4 Xiddig Soona Iibsadaan Harry Kane

Gary Neville Oo Ku Booriyay United Inay Iska Iibiyaan 4 Xiddig Soona Iibsadaan Harry Kane

Gary Neville ayaa ku booriyay Manchester United inay lasoo saxiixato Harry Kane kahor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga wuxuuna aaminsan yahay in Anthony Martial, Daniel James iyo Jesse Lingard la iibiyo si ay lacag…

Read More
Chelsea Oo Weli Daba-taagan Kounde Iyadoo West Ham Ay Soo Dalbatay Zouma

Chelsea Oo Weli Daba-taagan Kounde Iyadoo West Ham Ay Soo Dalbatay Zouma

Kooxda Chelsea ayaa laga yaabaa inay sameyso hal iibin kahor inta uusan xirmin suuqa kala-iibsiga xagaagan – laakiin waa inay xiddigo iska iibiyaan kahor inta ay tiradda sii korodhsan. Chelsea ayaa xiriir la sameyneysa kooxda…

Read More
Arsenal Oo Ku Dhow Inay Lasoo Wareegto Aaron Ramsdale

Arsenal Oo Ku Dhow Inay Lasoo Wareegto Aaron Ramsdale

Goolhayaha Blades ayaa laga reebay kulankii West Brom Arbacadii iyadoo Gunners ay hore usii riixday wadahadaladahaatanna ay ku dhowdahay inay Aaron Ramsdale kala soo wareegto Sheffield United heshiis ku kacaya 30 milyan oo ginni, sida…

Read More
Keliya Son Heung-Min Oo Shabaqa Soo Taabtay Kulan Ay Spurs Garaacday City Iyadoo Uu Harry Kane Ka Maqanyahay

Keliya Son Heung-Min Oo Shabaqa Soo Taabtay Kulan Ay Spurs Garaacday City Iyadoo Uu Harry Kane Ka Maqanyahay

Nuno Espirito Santo ayaa guul ku bilaabay shaqadiisa tababarenimo ee kooxda Tottenham Hotspur kaddib markii ay 1-0 kaga badiyeen kooxda heysata Premier League ee Manchester City. Harry Kane, oo lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqayo City,…

Read More
TOOS: Tottenham vs Man City | Kulanka Ugu Adag Todobaadkan Premier League-ga Ingiriiska

TOOS: Tottenham vs Man City | Kulanka Ugu Adag Todobaadkan Premier League-ga Ingiriiska

Tottenham Hotspur Stadium ayaa martigelin doonta tartan kulanka ugu adag todobaadkan galabnimada Axadda, iyadoo kooxda heysata horyaalka ee Manchester City ay wajihi doonto Tottenham Hotspur kulan ka tirsan Premier League. Man City ayaa dooneysa inay…

Read More
Harry Kane Oo Laga Reebay Kooxda Spurs Ee Wajahaysa City + Sabab?

Harry Kane Oo Laga Reebay Kooxda Spurs Ee Wajahaysa City + Sabab?

Weeraryahanka ayaan xitaa lagu soo darin keydka kulanka ay gurigooda kula cayaarayaan kooxda heysata horyaalka Premier League. Harry Kane ayaa laga reebay kooxda Tottenham ee wajihi doonta Manchester City kulankooda furitaanka horyaalka Premier League. Weeraryahanka…

Read More
“Lama Yaabani Afartii Caawin Ee Pogba”, Souness

“Lama Yaabani Afartii Caawin Ee Pogba”, Souness

Graeme Souness ayaa hoos u dhigay saamayntii Paul Pogba ee kulankii Manchester United ay 5-1 kaga badisay Leeds Sabtidii, bedelkeedana wuxuu ku amaanay Mason Greenwood inuu ahaa “xiddiga ugu wanaagsan bandhigga”. Red Devils ayaa ku…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?