
Aubameyang Oo Seegaya Kulanka Caawa Ee Manchester United
Weeraryahanka iyo Kabtanka kooxda Arsenal Pierre Emerick Aubameyang ayaa laga saaray kooxda Arsenal ee caawa Wajahaysa Manchester United. Aubameyang waxaa uu seegay labadii kulan ee ugu dambeeyay ee kooxdiisa sababo la xariira...