Michael Owen Oo Saadaaliyay In Manchester United Ay Ka Adkaan Doonto Arsenal Caawa

Michael Owen Oo Saadaaliyay In Manchester United Ay Ka Adkaan Doonto Arsenal Caawa

Khabiirka cayaaraha BT Sports ee Michael Owen ayaa saadaaliyay in kooxdiisi hore ee Manchester United ay caawa garaaceyso kooxda Arsenal. Kooxda Macalin Ole Gunnar Solskjaer ayaa fiidnimada caawa booqanaya Waqooyiga magaalada London si ay u…

Read More
Aubameyang Oo Seegaya Kulanka Caawa Ee Manchester United

Aubameyang Oo Seegaya Kulanka Caawa Ee Manchester United

Weeraryahanka iyo Kabtanka kooxda Arsenal Pierre Emerick Aubameyang ayaa laga saaray kooxda Arsenal ee caawa Wajahaysa Manchester United. Aubameyang waxaa uu seegay labadii kulan ee ugu dambeeyay ee kooxdiisa sababo la xariira hooyadii oo wajahaysay…

Read More
Liverpool Oo Difaac Cusub Heshay, Dele Ali Iyo PSG, Kooxaha Ku Tartamaya Saxiixa Maitland Niles Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Liverpool Oo Difaac Cusub Heshay, Dele Ali Iyo PSG, Kooxaha Ku Tartamaya Saxiixa Maitland Niles Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Suuqa kala-iibsiga cayaartooyda ee bishan Janaayo ayaa maraya maalmihii ugu dambeeyay, maalinta isniinta ee soo aadan ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah suuqa u xirmo, kooxuna waxay ka gaarsiinayaan xiritaanka suuqa kahor inay saxiixyadooda…

Read More
HORUDHAC: Arsenal VS Manchester United – Red Devils Oo Rajaynaysa Iney Kasoo Kabato Guuldarradii Kasoo Gaartay Sheffield Marka Ay Booqanayso Gunners – Shaxaha Macquulka Ah & Xogta Cayaarta.

HORUDHAC: Arsenal VS Manchester United – Red Devils Oo Rajaynaysa Iney Kasoo Kabato Guuldarradii Kasoo Gaartay Sheffield Marka Ay Booqanayso Gunners – Shaxaha Macquulka Ah & Xogta Cayaarta.

Mid ka mid ah kulamada ugu adag horyaalka Premier League-ga ayaa galaya boggiisa ugu dambeeya fiidnimada Sabtida marka ay kooxda Arsenal garoonkeeda Emirates kusoo dhoweyneyso kooxda Manchester United. Toddobo boos iyo 10 dhibcood ayaa labada…

Read More
Seddexleyda Abraham Ayaa Chelsea U Dirtay Wareegga 5-aad Ee FA Cup-Ka

Seddexleyda Abraham Ayaa Chelsea U Dirtay Wareegga 5-aad Ee FA Cup-Ka

Weeraryahanka kooxda Chelsea Tammy Abraham ayaa dhaliyay seddexleey goolal ah si uu kooxdiisa Chelsea ugu hoggaamiyo Wareegga shanaad ee FA Cup-ka kaddib markii ay 3-1 kaga badiyeen kooxda Luton Town. Natiijada ayaa culeyska ka yareyneysa…

Read More
HORUDHAC: Man United Vs Liverpool – United Oo Reds Soo Dhoweyneysa, Shaxaha Macquulka Iyo Wararka Cayaartooyda

HORUDHAC: Man United Vs Liverpool – United Oo Reds Soo Dhoweyneysa, Shaxaha Macquulka Iyo Wararka Cayaartooyda

FA Cupka ayaa markale la cayaarayaa maanta oo axad ah iyadoo isku dhac aad u weyn uu dhexmari doono doono Man United iyo Liverpool. Manchester United ayaa marti qaadi doonta Liverpool kulan ka tirsan wareega…

Read More
Tababare Solskjaer Iyo Pogba Oo Wadahadlay – Maxaa Dhex Maray?

Tababare Solskjaer Iyo Pogba Oo Wadahadlay – Maxaa Dhex Maray?

Xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka France ayaa ku jira qaab cayaareed aad u fiican todobaadyadii ugu dambeeyay. Tababaraha kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaca ka qaaday inuu wada hadal furan oo daacadnimo…

Read More
Waa Kee Xiddiga Arsenal Ka Tirsan Ee Ka Dhaadhiciyay Odegaard Inuu Kusoo Biiro Gunners?

Waa Kee Xiddiga Arsenal Ka Tirsan Ee Ka Dhaadhiciyay Odegaard Inuu Kusoo Biiro Gunners?

Kooxda Arsenal ayaa qarka usaaran iney lasoo saxiixato khadka dhexe ee kooxda Real Madrid iyo xulka Normay Martin Odegaard, iyadoo la filayo in waqti aan fogeyn ay saxiixiisa ku dhammeeyaan. Sida ay wararku sheegayaan ,…

Read More
DEG-DEG:De Bruyne Oo Maqnaanaya 6 Todobaaad

DEG-DEG:De Bruyne Oo Maqnaanaya 6 Todobaaad

Cayaaryahan Kevin De Bruyne ayaa lagu inuu garoomada ka maqnaado muddo lix todobaad ah, sida uu xaqiijiyay tababare Pep Guardiola. Manchester City waxay weyn doontaa Kevin De Bruyne marka ay u safrayaan Anfield si ay…

Read More
DEG-DEG: Sergio Aguero Oo Covid-19 Laga Helay

DEG-DEG: Sergio Aguero Oo Covid-19 Laga Helay

Weeraryahanka Man City, Sergio Aguero oo waayadanba la tacaalayay dhaawacyo joogto ah ayaa marka uu taam noqday waxa uu xariir la sameeyay qof qaba cudurka Covid 19. Markaa kaddib Aguero ayaa gooni-u-sooc wajahay, waxaana laga…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?