
Manchester Oo La Saxiixanaysa Dembele Ama Sancho
Manchester United ayaa bartilmaameedsaneysay Jadon Sancho tan iyo xagaagii laakiin weli wax heshiis ah lama gaarin kooxda Borussia Dortmund oo ku aadan saxiixa cayaaryahankan. Sida laga soo xigtay Daily Express, United ayaa...