10 Nin Oo Chelsea Oo Barbarro Kasoo Qaatay Anfield

10 Nin Oo Chelsea Oo Barbarro Kasoo Qaatay Anfield

Toban ciyaartoy oo Chelsea ah ayaa badbaaday qaybtii dambe ee adkeyd kulankii ay Liverpool ku booqdeen Anfield. Kooxda kubbada-cagta Chelsea ayaa kasoo baxday garoonka ay martida ku ahayd ee Anfield iyadoo macalinkooda Tuchel uu dhibic…

Read More
TOOS: Liverpool vs Chelsea | Premier League

TOOS: Liverpool vs Chelsea | Premier League

Liverpool vs Chelsea – Sky Sports HD Liverpool vs Chelsea – Bein Sports 1

Read More
Arsenal Oo Guuldarro Qaraar Kala Kulantay Man City

Arsenal Oo Guuldarro Qaraar Kala Kulantay Man City

Kooxda kubbada-cagta ee Arsenal ayaa guuldarro qaraar kasoo wajahday kooxda Manchester City oo ay ku booqatay garoonka Etihad Stadium. City ayaa cayaarta waxaa ay koox Arsenal ah oo 10 cayaaryahan noqotay daqiiqadii 35aad uga adkaatay…

Read More
TOOS: Man City vs Arsenal | Premier League

TOOS: Man City vs Arsenal | Premier League

Barfasoorka ayaa jaamiciga kula kulmaya garoonka Etihad Stadium waqtiga qadada Sabtida maanta ah, iyadoo Manchester City ay soo dhoweeyneyso Arsenal isbuuca seddexaad ee xilli ciyaareedka 2021-22 Premier League. Halkan ka daawo: Man City vs Arsenal…

Read More
Everton Oo Dooneeysa Saxiixa Maitland-Niles

Everton Oo Dooneeysa Saxiixa Maitland-Niles

Everton ayaa hadda raadineysa inay safkeeda kusoo darto xiddiga kooxda Arsenal ee Ainsley Maitland-Niles kahor inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga Talaadada. Taasi waa sida ay qortay Sky Sports, oo sheegtay in Everton ay hadda…

Read More
U Dhaqaaqistii Chelsea Ee Saul Niguez Oo Burburay

U Dhaqaaqistii Chelsea Ee Saul Niguez Oo Burburay

Iskudaygii Chelsea ee ahaa inay Saul Niguez kala soo wareegto Atletico Madrid kahor inta aan la gaarin waqtigii suuqa kala iibsiga Talaadada ayaa lagu soo waramayaa inuu burburay. Kooxda heysata Champions League ayaa loo maleynayay…

Read More
Thiago Silva: Waan Ka Xanaaqay Inay PSG Lasoo Saxiixatay Ramos

Thiago Silva: Waan Ka Xanaaqay Inay PSG Lasoo Saxiixatay Ramos

Xiddiga reer Brazil ayay iska fasaxday kooxda Ligue 1-ka ee PSG sannadkii hore waxaana uu haatan qiray inuu ka xumaaday inay kooxdiisii hore lasoo saxiixato Sergio Ramos. Thiago Silva ayaa qirtay in go’aankii Paris Saint-Germain…

Read More
“Mar Walba Waxaan Ahaan Doonaa Mid Idinka Mid Ah” – Ronaldo Oo Macsalaameeyn Qiiro Leh U Diray Juventus

“Mar Walba Waxaan Ahaan Doonaa Mid Idinka Mid Ah” – Ronaldo Oo Macsalaameeyn Qiiro Leh U Diray Juventus

Cristiano Ronaldo ayaa dhambaal macsalaameyn ah usoo diray Juventus kaddib markii la xaqiijiyay ku laabashadiisa Manchester United habeenkii Jimcaha. Ronaldo ayaa ugu laaban doona Old Trafford heshiis hordhac ah oo ah £ 13 milyan (€…

Read More
Lambarkee Ayuu Ronaldo U Xiran Doonaa Man Utd? – Ma Cavani Ayaa Looga Saarayaa Lambarka 7-aad Mise Wuxuu Xiran Doonaa Lambarka Taariikhiga Ah?

Lambarkee Ayuu Ronaldo U Xiran Doonaa Man Utd? – Ma Cavani Ayaa Looga Saarayaa Lambarka 7-aad Mise Wuxuu Xiran Doonaa Lambarka Taariikhiga Ah?

Cristiano Ronaldo wuxuu caan ku yahay lambarka toddobaad, laakiin Edinson Cavani ayaa hadda maaliyaddaas ka xirta Man Utd, lambarkee ayuu xiran doonaa? Miyaa looga saarayaa Cavani mise nambar cusub ayuu qaadanayaa? Cristiano Ronaldo ayaa hadda…

Read More
Saadaashii Rooney Oo Rumoowday Iyo Doorkii Uu Ka Qaatay Saxiixa Ronaldo

Saadaashii Rooney Oo Rumoowday Iyo Doorkii Uu Ka Qaatay Saxiixa Ronaldo

Weeraryahankii hore ee kooxda Manchester United Weyne Rooney oo haatan tababara kooxda Derby County ayaa khamiistii saadaal ka bixiyay xaaladda suuqa ee Cristiano Ronaldo haatanna waxay u muuqataa inay rumoowday. Weyne Rooney ayaa saadaal dad…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?