Garsoore Sports

  • HOYGA
  • GUDAHA
  • AFRIKA
  • ENGLAND
  • SPAIN
  • ITALY
  • GERMANY
  • FRANCE
  • NETHERANDS
  • NAGU SAABSAN
  • NALA XARIIR

Category: ENGLAND

City Oo Emirates Uga Adkaatay Gunners Inkastoo Ay Xasuuq Arxan Darran Ka Badbaadeen

Gunners Oo Xasuuq Arxan Darran Ka Badbaadday Iyadoo City Ay Sii Joogteysay Rikoorkoodii Guulaha

  • Abdihakim Olad
  • February 21, 2021
  • ENGLAND
Manchester City ayaa 18 kulan kusii dheerreysatay guusheeda tartamada oo dhan kaddib markii ay 1-0 kaga badiyeen kooxda Arsenal Axaddii. Madaxii daqiiqadii 2aad ee Raheem Sterling ayaa u muuqday inuu ahaa goolkii...
Dheeraad....

Saadaal:Arsenal Vs Man City -Yaa adkaanaya caawa?

  • Abdihakim Olad
  • February 21, 2021
  • ENGLAND
 
Dheeraad....
Horudhac: Arsenal vs Man City – Xogta Kulanka, Cayaartooyda & Shaxaha Macquulka Ah

Horudhac: Arsenal vs Man City – Xogta Kulanka, Cayaartooyda & Shaxaha Macquulka Ah

  • Abdihakim Olad
  • February 21, 2021
  • ENGLAND
Man city ayaa si wacan sammeeysay intey ka maqnaayeen xiddigahooda Aguero iyo De Bruyne balse waa ay soo laaban doonaan caawa, taasoo Arsenal uga dhiggan war aysan ku farxin. Tababare Arteta ayaa...
Dheeraad....

Xaqiiqooyinkii Laga Diiwaangeliyay Kulankii Liverpool Iyo Everton – Waa Layaab!!!

  • Abdihakim Olad
  • February 20, 2021
  • ENGLAND
Aqriste, kulankii Liverpool Iyo Everton dhexmaray ayaa waxaa kasoo baxay natiijo taariikhi ah oo ay guushu ku raacday kooxda Everton. Haddaba maxaa natiijadan taariikhi ka dhigaya? Halkan ayaan kuugusoo gudbineynaa xaqiiqooyinka aadan...
Dheeraad....

Everton Oo Guul Naadir Ah Ku Gaartay Anfield Iyo Dhibaatada Liverpool Oo Wejiyo Badatay

  • Abdihakim Olad
  • February 20, 2021
  • ENGLAND
Kooxda Liverpool ayaa sii wadda rikoorkooda Guuldarrooyinka iyadoo kooxda ay xafiiltamaan ee Everton ay heshay guul naadir ah kaddib markii ay natiijo 2-0 ah kala soo laabatay garoonka cabsida leh ee Anfield....
Dheeraad....
Tuchel Oo  Eedeyn Dusha Uga Tuuray Hudson-Odoi Isagoo Kursiga Keydka Ku Celiyay 30 Daqiiqo Kaddib Kulankii Saints – Maxaa Qaldamay?

Muxuu Tuchel U Beddelay Hudson-Odoi 30 Daqiiqo Markii Uu Keenay Kaddib? Isaga Ayaa Ka Jawaabaya

  • Abdihakim Olad
  • February 20, 2021
  • ENGLAND
Thomas Tuchel oo xanaaqsan ayaa qarin kari waayey shucuurtiisa waxaana uu uu eedeyn u jeediyay weeraryahan Tammy Abraham iyo Callum Hudson-Odoi kaddib markii uu labadoodaba ka saaray kulankii ay Chelsea barbaraha 1-1...
Dheeraad....
Chelsea Oo Dhibbic Niyad-Jab Leh Kasoo Qaadatay Kooxda Southampton

Chelsea Oo Dhibbic Niyad-Jab Leh Kasoo Qaadatay Kooxda Southampton

  • Abdihakim Olad
  • February 20, 2021
  • ENGLAND
Chelsea ayaa jahwareer la kulantay kaddib markii barbaro 1-1 ah ay la galeen Southampton. Rigooradii Mason Mount ee daqiiqadii 54aad ayaa Chelsea u badbaadisay dhibic kaddib markii uu Xiddiga amaahda uga maqan...
Dheeraad....

Tababare Arteta Oo Amaanay Xiddigan City Ka Tirsan Kahor Kulanka Addag Ee Berrito Dhexmaraya Labada Koox

  • Abdihakim Olad
  • February 20, 2021
  • ENGLAND
Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa ku calaamadeeyay Manchester City ‘kooxda ugu fiican Yurub’ kahor kulankooda berrito, wuxuuna sheegay in tababare Pep Guardiola uu gacanta ku hayo cayaarayahan Weyn oo uu ula...
Dheeraad....
Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Man City Ay Lacag Gaareysa £433 Milyan Usoo Bandhigatay Lionel Messi Si Uu Ugu Soo Biiro? – Jawaab Ayay Bixiyeen

Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Man City Ay Lacag Gaareysa £433 Milyan Usoo Bandhigatay Lionel Messi Si Uu Ugu Soo Biiro? – Jawaab Ayay Bixiyeen

  • Abdihakim Olad
  • February 20, 2021
  • ENGLAND
Kooxda Manchester City ayaa jawaab ka bixisay wararka sheegaya in lacag gaareeysa £433 milyan ay u diyaarisay suuqa xagaaga si ay ula soo saxiixdaan xiddiga xulka Argentina iyo kooxda Barcelona ee Lionel...
Dheeraad....

Gabriel Martinelli Oo Farriin U Diray Tababare Arteta Isagoo Sidoo Kale Sheegay Laacibka Uu Ku Daydo

  • Abdihakim Olad
  • February 13, 2021
  • ENGLAND
Gabriel Martinelli ayaa ku adkeysanaya inuu kasoo kabtay dhawicii dhowaanahan uu ku maqnaa isla markaana uu diyaar u yahay inuu nolol cusub ka billaawo weerarka foosha xun ee Arsenal kahor kulanka Axada...
Dheeraad....

Posts navigation

1 2 3 4 5 Next
Garsoore Sports

Banadir* 2-2 Galmudug

Burundi 1-0 Somalia

Xirfadda Akram Afif

Warbixin Abdi Sharif

Social

Recent Comments

    Xuquuqdu way dhowran tahay. © Garsoore Sports 2021

    Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies. 

    • HOYGA
    • GUDAHA
    • AFRIKA
    • ENGLAND
    • SPAIN
    • ITALY
    • GERMANY
    • FRANCE
    • NETHERANDS
    • NAGU SAABSAN
    • NALA XARIIR