
RASMI: Cenk Tosun Oo Ku Biiray Kooxda Beşiktaş
Weeraryahanka kooxda Everton Cenk Tosun ayaa ku biiray kooxda reer Turkey ee Besiktas inta ka dhiman xilli ciyaareedkan. 29 jirkaan ayaa Everton kaga soo biiray kooxda reer Turki sannadkii 2018, laakiin wuxuu...