Cayaartoyda Qaranka oo cabasho ka dhan ah Xiriirka u qoray FIFA

Cayaartoyda Qaranka oo cabasho ka dhan ah Xiriirka u qoray FIFA

Qaar ka tirsan cayaaroyda xulka qarankeenna Soomaaliya ayaa warqad dheer oo cabasho, garnaqsi iyo sixitaan cadaalad raadin ah u diray xiriirka dunida ee kubbadda cagta FIFA. Warqadda oo Af-Ingiriis ku qorneyd ayaan iyadoo tarjuman halkan…

Read More
Maxay Aheyd Hambalyada Zidane Udiray Ciyaartoyda Real Madrid?

Maxay Aheyd Hambalyada Zidane Udiray Ciyaartoyda Real Madrid?

Tababaraha Kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa Hambalyo udiray ciyaartoyda Kooxda sida lagu arkay Qoraalo ay Warbaahinta ka sameeyeen. Zidane ayaa Hambalyada uu soo diray ka dambeysay markii ay garaaceen Kooxda Atalanta kadibna usoo gudbeen 8 dhamaadka…

Read More
Koox Dheesha Bundesliga Oo Tababarkii Maanta Covid19 Ubaajisey

Koox Dheesha Bundesliga Oo Tababarkii Maanta Covid19 Ubaajisey

Kooxda Kubada Cagta Cologne Ee Dheesha Bundesliga Jarmalka ayaa waxay maanta baajisey Qorshe ay Tababar ku qaadan lahaayeen Ciyaartoydeeda. Fc Cologne ayaa la sheegay in Shaqaalaheeda Qaar laga helay Caabuqa Covid19 sidaa awgeedna ay noqotay in Tababarkii…

Read More
Milan & Napoli Oo Ku Dagaalamaya Laacib Katirsan Barcelona

Milan & Napoli Oo Ku Dagaalamaya Laacib Katirsan Barcelona

Kooxda Ac Milan iyo Naadiga Napoli ayaa isku heysta laacib katirsan Kooxda Barcelona oo difaacyada ka mid ah. Xiddigaan Junior Firpo ayaa la isku dayey in la qaato Bishii Janaayo Sanadkaan Markii uu suuqa kala…

Read More
Rio Ferdinand Oo Arinta Haaland Ee United Meel sare geeyey

Rio Ferdinand Oo Arinta Haaland Ee United Meel sare geeyey

Difaacii Hore Ee Kooxda Shayaadiinta Cas Rio Ferdinand ayaa codkiisa ku biiriyey in naadiga ay Keensadaan weeraryahanka cajiibka ah Erling Haaland. Gool ma waayaha Dalka Norwey Erling Haaland ayaa soo jiitay qaab ciyaareedkiisa Wacan Kooxo…

Read More
‘PSG & Mourinho Ayaa I Raadinaya Aniga,Sidaa waxa yiri…

‘PSG & Mourinho Ayaa I Raadinaya Aniga,Sidaa waxa yiri…

Difaaca Chelsea Antonio Rudiger ayaa waxa uu ka hadlay Dalabyo uga yimid qaar ka mid ah Kooxaha Caanka ah ee Qaarada Yurub. Rudiger ayaa sheegay in xitaa ay lasoo xiriireen Jose Mourinho iyo Maamulka Kooxda Reer Faransiiska…

Read More
Eden Hazard Oo Dhaawacyadiisa Awgeed Lacag Khasaartay Noqday

Eden Hazard Oo Dhaawacyadiisa Awgeed Lacag Khasaartay Noqday

Xiddiga Dalka Biljimka kasoo jeeda Ee Eden Hazard ayaa Lacag Khasaartay noqday marka loo eego sida uu uwaayey wakhti ku filan uu Kooxdiisa la qaato. Laacibkii hore Ee Kooxda Chelsea Hazard ayaa dhaawacmay Markii 8aad…

Read More
Ibrahimovich Oo Xulka Sweden Dib Loogu Yeeray 5 Sano Kaddib

Ibrahimovich Oo Xulka Sweden Dib Loogu Yeeray 5 Sano Kaddib

39 Sano jirka Zlatan Ibrahimovich ayaa Dib ugu soo laabtay Xulka Qaranka Sweden uu dib uga soo muuqan doono Kulamada ay ciyaarayaan. Ilaa 2016-kii ayaa Ibrahimovich waxa uu ku dhawaaqay iskaga fadhiisiga ciyaaraha Caalamiga ah.…

Read More
Website-kii & Akoonadii baraha Bulshada Real Madrid Oo La Jabsaday

Website-kii & Akoonadii baraha Bulshada Real Madrid Oo La Jabsaday

Sida ay daabaceen maanta oo sabti aheyd qaar ka mid ah warbaahinta Dalka Spain waxaa Koox Computerada udhaca ay jabsadeen Akoonadii Baraha Bulshada Kooxda Real Madrid iyo website-kooda. Weeraryahanka Kooxda Real Madrid  Rodrygo Goes ayaa bartiisa…

Read More
Arsenal Oo Dib Usoo Ceshaneysa Xiddigeeda Guendouzi

Arsenal Oo Dib Usoo Ceshaneysa Xiddigeeda Guendouzi

Laacibka Matteo Guendouzi ayaa waxa la war geliyey inuu udagaal galo Booskiisa maadaama ay ciyaartoy ku boos ah naadiga kusugan yihiin. Timo weynahaan Khadka dhexe kabiir ku noqday ayaa aqbalay in uu ka tallaabo dheereeyo…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?