
Rasmi: Danny Drinkwater Oo Chelsea Ka Tagay
Cayaaryahanka qadka-dhexe ee kooxda Chelsea Danny Drinkwater ayaa ku biiray kooxda Kasimpaşa ee dalka Turkiga. Drinkwater ayaan kasoo muuqan kooxda koowaad ee Chelsea tan iyo kulankii Community Shield ee 2018 ay la...