Dagaalka Loogu Jiro Saxiixa Daafaca Arsenal Hector Bellerin – Juve, Barca iyo PSG

Dagaalka Loogu Jiro Saxiixa Daafaca Arsenal Hector Bellerin – Juve, Barca iyo PSG

Daafaca kooxda Arsenal Hector Bellerin ayaa waxaa xiiseynaya seddex ka mid ah kooxaha miisaanka culus ee kubada cagta Yurub, sida ay qortay Calciomercato. Barcelona, ​​Juventus iyo Paris Saint-Germain ayaa dhamaantood muujiyay xiisaha ay u qabaan…

Read More
Phil Neville oo ku biiray kooxda Inter Miami in yar kaddib markii uu ka tagay shaqada Xulka Hablaha Ingiriiska

Phil Neville oo ku biiray kooxda Inter Miami in yar kaddib markii uu ka tagay shaqada Xulka Hablaha Ingiriiska

Ciyaaryahankii hore ee kooxda Manchester United Phil ayaa maanta ka tagay shaqada tababarenimo ee xulka hablaha ingiriiska isagoo durbaba loo magacaabay tababaraha kooxda Inter Miami ee dalka Maraykanka. Phil Neville, welcome to #InterMiamiCF! Former England…

Read More
Deg Deg: Jack Wilshere Oo Ku Biiray Kooxda Bournmouth

Deg Deg: Jack Wilshere Oo Ku Biiray Kooxda Bournmouth

Cayaaryahankii hore ee kooxda Arsenal Jack Wilshere ayaa ku biiray kooxda heerka labbaad ee Bournmouth. Wilshere ayaa Bournmouth ugu biiray heshiis kooban oo ah inta ka dhiman xilli ciyaareedka , goordhow ayay ku shaaciyeen bartooda…

Read More
Trippier oo 10 isbuuc la ganaaxay Iyo Ath.Madrid oo badalkiisa Arsenal ka heshay

Trippier oo 10 isbuuc la ganaaxay Iyo Ath.Madrid oo badalkiisa Arsenal ka heshay

Daafaca kooxda Athletico Madrid Kieran Trippier ayaa wajahaya 10 isbuuc oo ganaax ah kaddib markii uu hareer-maray shuruucda cayaartooyda ee FIFA. Qamaar shuruucda kahor imanaya ayuu galay xilligii uu kasoo wareegayay kooxda Tottenham (July 2019).…

Read More
Rasmi: Danny Drinkwater Oo Chelsea Ka Tagay

Rasmi: Danny Drinkwater Oo Chelsea Ka Tagay

Cayaaryahanka qadka-dhexe ee kooxda Chelsea Danny Drinkwater ayaa ku biiray kooxda Kasimpaşa ee dalka Turkiga. Drinkwater ayaan kasoo muuqan kooxda koowaad ee Chelsea tan iyo kulankii Community Shield ee 2018 ay la ciyaareen Manchester City;…

Read More
Arsenal, Man City Iyo Everton Oo Xiiseenaya Dambeedka Middig Ee Brighton

Arsenal, Man City Iyo Everton Oo Xiiseenaya Dambeedka Middig Ee Brighton

Daafaca midig ee kooxda Brighton Tariq Lamptey ayaa waxaa ceyrsanaya kooxaha Arsenal, Everton iyo Manchester City, sida uu warinayo The Athletic. Saddexda Premier League ayaa la dhacay qaab ciyaareedka cayaaryahankii hore ee Chelsea oo 20…

Read More
Aubameyang Iyo Lacazette Oo Isku Heysta Numberka Uu Ozil Ka Tagay

Aubameyang Iyo Lacazette Oo Isku Heysta Numberka Uu Ozil Ka Tagay

Weli si rasmi ah looma shaacin ka tagitaanka Mesut Ozil ee Arsenal oo lagu wado inuu ku biiro kooxda Fenerbahce ee dalka Turkiga , hayeeshee cayaartooyda kooxda Arsenal ayaa isku diyaarinaya inay noolaadaan nolol la’antii…

Read More
Suuqa iyo Saakay: Xiisaha Juventus ee Di maria, Delle Alli iyo PSG, Ozil oo Arsenal macsalaameeyay iyo wararkii ugu dambeeyay ee suuqa

Suuqa iyo Saakay: Xiisaha Juventus ee Di maria, Delle Alli iyo PSG, Ozil oo Arsenal macsalaameeyay iyo wararkii ugu dambeeyay ee suuqa

Maalin wanaagsan aqriste, Maadaama uu furanyahay suuqa kal iibsiga cayaartooyda ee bisha Janaayo kooxu waxay ku kala hormarayaan saxiixyada bartilmaameedyadooda, iyadoo koox weliba ay dooneyso inay boosas gaar ah iska xoojiso isla markaan isku diyaariyaan…

Read More
Depay: “Waxaan dooneynaa inaan aadno mid ka mid ah seddexda koox ee adduunka ugu sarreeya”

Depay: “Waxaan dooneynaa inaan aadno mid ka mid ah seddexda koox ee adduunka ugu sarreeya”

Bartilmaameedka kooxda Barcelona Memphis Depay ayaa ishaaray inuu ka tagayo kooxdiisa Lyon marka uu dhammaado heshiiskiisa xagaaga – balse wuxuu farta ku fiiqay in cayaaryahanka ay isku kooxda yihiin ee reer Faransa Houssem Aouar uu…

Read More
Lionel Messi oo qaatay casaankii ugu horreeyay ee waayihiisa Barcelona

Lionel Messi oo qaatay casaankii ugu horreeyay ee waayihiisa Barcelona

Xiddigan heerka caalami ee xulka Argentine ayaa kooxdiisa Barcelona u saftay ku dhowaad 750 cayaar balse cayaarta ayaa laga saaray isagoo loo taagay kaar uusan horray u wajihin waayihiisa kooxda. Lionel Messi ayaa la siiyay…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?