Tababare Solskjaer Iyo Pogba Oo Wadahadlay – Maxaa Dhex Maray?

Tababare Solskjaer Iyo Pogba Oo Wadahadlay – Maxaa Dhex Maray?

Xiddiga khadka dhexe ee xulka qaranka France ayaa ku jira qaab cayaareed aad u fiican todobaadyadii ugu dambeeyay. Tababaraha kooxda Manchester United Ole Gunnar Solskjaer ayaa shaaca ka qaaday inuu wada hadal furan oo daacadnimo…

Read More
Dembele Oo Premier League-ga Kusoo Wajahan, Brendan Rodgers Oo Lampard Lagu Bedelayo, Dagaalka Loogu Jiro Upamecano Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa

Dembele Oo Premier League-ga Kusoo Wajahan, Brendan Rodgers Oo Lampard Lagu Bedelayo, Dagaalka Loogu Jiro Upamecano Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa

Maalin wanaagsan aqriste, Maadaama uu furanyahay suuqa kala iibsiga cayaartooyda ee bisha Janaayo kooxu waxay ku kala hormarayaan saxiixyada bartilmaameedyadooda, iyadoo koox weliba ay dooneyso inay boosas gaar ah iska xoojiso isla markaana ay isku…

Read More
Atalanta Oo 3 Iyo Waxba Ku Xasuuqday Ac Milan Oo Gurigeeda Ku Cayaareysay

Atalanta Oo 3 Iyo Waxba Ku Xasuuqday Ac Milan Oo Gurigeeda Ku Cayaareysay

Atalanta ayaa AC Milan gaarsiisay guuldaradoodii labaad ee xilli cayaareedkan kaddib markii ay 3-0 kaga badisay San Siro, laakiin kooxda macalin Stefano Pioli ayaa loo magacaabay “horyaalka xilli qaboobaha” ee Serie A. Kubad madax ah…

Read More
Hazard Iyo Benzema Ayaa Halbeeg U Ahaa Xasuuqii Real Ee Alaves Iyaggoo 4 Dhibcood U Jirsaday Hoggaanka

Hazard Iyo Benzema Ayaa Halbeeg U Ahaa Xasuuqii Real Ee Alaves Iyaggoo 4 Dhibcood U Jirsaday Hoggaanka

Kooxda Real Madrid ayaa noqotay marti aan xishooneyn kaddib markii ay 4 gool iyo gool ku xasuuqeen kooxda Deportivo Alaves oo ay gurigeeda ku booqdeen. Karim Benzema Iyo Eden Hazard ayaa ku daray labba gool…

Read More
Waa Kee Xiddiga Arsenal Ka Tirsan Ee Ka Dhaadhiciyay Odegaard Inuu Kusoo Biiro Gunners?

Waa Kee Xiddiga Arsenal Ka Tirsan Ee Ka Dhaadhiciyay Odegaard Inuu Kusoo Biiro Gunners?

Kooxda Arsenal ayaa qarka usaaran iney lasoo saxiixato khadka dhexe ee kooxda Real Madrid iyo xulka Normay Martin Odegaard, iyadoo la filayo in waqti aan fogeyn ay saxiixiisa ku dhammeeyaan. Sida ay wararku sheegayaan ,…

Read More
DEG-DEG:De Bruyne Oo Maqnaanaya 6 Todobaaad

DEG-DEG:De Bruyne Oo Maqnaanaya 6 Todobaaad

Cayaaryahan Kevin De Bruyne ayaa lagu inuu garoomada ka maqnaado muddo lix todobaad ah, sida uu xaqiijiyay tababare Pep Guardiola. Manchester City waxay weyn doontaa Kevin De Bruyne marka ay u safrayaan Anfield si ay…

Read More
Saxiixyada Cusub Ee Arsenal,United Oo Ku Dhow Saxiixa Veron, Ali Oo Codsaday PSG & Wararkii Ugu Dambeeyay

Saxiixyada Cusub Ee Arsenal,United Oo Ku Dhow Saxiixa Veron, Ali Oo Codsaday PSG & Wararkii Ugu Dambeeyay

Asc, Maalin Wanaagsan. Suuqa kala iibsiga cayaartooyda bisha Janaayo waxaa ka haray 9 cisho, kooxuhuna waxay isku dayayaan iney suuqa ka dukaameystaan waqti hore si aysan degdeg u gelin maalinta ugu dambeysa, haddaba waxaan idiin…

Read More
DEG-DEG: Sergio Aguero Oo Covid-19 Laga Helay

DEG-DEG: Sergio Aguero Oo Covid-19 Laga Helay

Weeraryahanka Man City, Sergio Aguero oo waayadanba la tacaalayay dhaawacyo joogto ah ayaa marka uu taam noqday waxa uu xariir la sameeyay qof qaba cudurka Covid 19. Markaa kaddib Aguero ayaa gooni-u-sooc wajahay, waxaana laga…

Read More
HORUDHAC: Liverpool vs Burnley – Reds Oo Dooneeysa Iney Hoggaanka U Dhowaato, Xaqiiqooyinka, Shaxaha Macquulka Iyo Wararka Cayaartooyda

HORUDHAC: Liverpool vs Burnley – Reds Oo Dooneeysa Iney Hoggaanka U Dhowaato, Xaqiiqooyinka, Shaxaha Macquulka Iyo Wararka Cayaartooyda

Kooxda daafaacanaysa horyaalka Premier League ee Liverpool ayaa doonaysa inay gaadho guusheedii ugu horreysay horyaalka tan iyo bishii December ee sannadkii hore marka ay caawa martineyso kooxda Burnley. Liverpool ayaa ku jirta kaalinta 4-aad ee…

Read More
Torreira Iyo Eriksen Oo La Is Dhaafsanayo, PSG Oo Ku Dheggan Barcelona, Frank Ribery Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa

Torreira Iyo Eriksen Oo La Is Dhaafsanayo, PSG Oo Ku Dheggan Barcelona, Frank Ribery Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Suuqa

Asc maalin wanaagsan saaxiibbayaal. Waxaa socda ka dukaameysiga suuqa kala iibsiga cayaartooyda ee bishan Janaayo maadaama 10 cisho ay ka hartay, kooxaha ayaa ku kala hormaraya saxiixyada cayaartooyda. Haddaba waxaan idiinsoo gudbineynaa wararkii ugu dambeeyay…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?