
Rasmi: Mesut Ozil Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Kooxda Fenerbahce
Kooxda Fenerbahce ayaa ku dhawaaqday inay Arsenal kala soo saxiixdeen Mesut Ozil, kaddib muuqaal ay soo dhiggeen bartooda Twitterka. Ku guuleystaha Koobka Adduunka ayaa wuxuu mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxda reer Turki kaddib...