
Daafaca Reds Oo Tijaabada Caafimaadka U Maraya Preston United
Daafaca dhexe ee kooxda Liverpool Sepp Van Den Berg ayaa tijaabada caafimaadka u maraya kooxda Preston United ee heerka labbaad ee dalka Ingiriiska. Sepp Van Den Berg ayaa goordhow yimid magaalada Preston...