Camavinga Oo Tijaabada Caafimaad U Maraya Real

Camavinga Oo Tijaabada Caafimaad U Maraya Real

Xiddiga Rennes Eduardo Camavinga ayaa tijaabada caafimaadka u maraya kooxda Real Madrid kahor inta aan lasoo bandhigin, sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya France. Camavinga ayaa si weyn loogu tiriyaa inuu yahay mid kamid ah…

Read More
Wadahadaladii Chelsea Ee Kounde Iyo Saul Oo Burburay

Wadahadaladii Chelsea Ee Kounde Iyo Saul Oo Burburay

Blues waxay u muuqataa mid aan u badnayn inay samayso wax saxiixyo ah maanta oo ah maalinta ugu dambeeysa ee suuqa xagaaga, kaddib markii uu burburay heshiisyadii u furnaa oo ay ku dooneysay daafaca Sevilla…

Read More
Maitland-Niles Oo Laga Saaray Tababarka Arsenal Kaddib Markii Loo Diiday Ku Biirista Everton

Maitland-Niles Oo Laga Saaray Tababarka Arsenal Kaddib Markii Loo Diiday Ku Biirista Everton

Xiddiga kooxda Arsenal ee Ainsley Maitland-Niles ayaa laga saaray tababarka kooxda koowaad kaddib markii ay Gunners hor istaagtay rajadii uu ka qabay in uu ku biiro kooxda Everton. Ciyaaryahanka heerka caalami ee England U21 ayaa…

Read More
Mbappe Oo Lagu Wado Inuu Sii Joogo PSG

Mbappe Oo Lagu Wado Inuu Sii Joogo PSG

Kylian Mbappe ayaa hadda u muuqda mid sii joogi doona Paris Saint-Germain inta ka dhiman xilli ciyaareedkan, iyadoo kooxda reer France ay iska indho tirayso horumararada Real Madrid oo ay ka door biday inay halis…

Read More
Cristiano Oo Afka Furtay Markii United Ay Xaqiijisay Soo Laabashadiisa

Cristiano Oo Afka Furtay Markii United Ay Xaqiijisay Soo Laabashadiisa

Cristiano Ronaldo ayaa wadaagay sida uu ugu faraxsan yahay inuu ku laabto Manchester United kaddib markii ay kooxdu si rasmi ah u xaqiijisay in heshiiska lasoo gabagabeeyay maanta oo ah maalintii ugu dambeysay ee suuqa…

Read More
TOOS: Wararka Suuqa  Kala-iibsiga Maalinta Ugu Dambeysa Xagaaga 2021

TOOS: Wararka Suuqa Kala-iibsiga Maalinta Ugu Dambeysa Xagaaga 2021

Suuqa kala-iibsiga xagaaga 2021 ayaa ahaa mid kamid ah daaqadaha ugu layaabka badan, iyadoo Lionel Messi uu kasoo dhaqaaqay Barcelona kuna biiray PSG halka Cristiano Ronaldo uu dib ugu laabtay Manchester United. Iibsiga Ronaldo ayaa…

Read More
10 Nin Oo Chelsea Oo Barbarro Kasoo Qaatay Anfield

10 Nin Oo Chelsea Oo Barbarro Kasoo Qaatay Anfield

Toban ciyaartoy oo Chelsea ah ayaa badbaaday qaybtii dambe ee adkeyd kulankii ay Liverpool ku booqdeen Anfield. Kooxda kubbada-cagta Chelsea ayaa kasoo baxday garoonka ay martida ku ahayd ee Anfield iyadoo macalinkooda Tuchel uu dhibic…

Read More
TOOS: Liverpool vs Chelsea | Premier League

TOOS: Liverpool vs Chelsea | Premier League

Liverpool vs Chelsea – Sky Sports HD Liverpool vs Chelsea – Bein Sports 1

Read More
Arsenal Oo Guuldarro Qaraar Kala Kulantay Man City

Arsenal Oo Guuldarro Qaraar Kala Kulantay Man City

Kooxda kubbada-cagta ee Arsenal ayaa guuldarro qaraar kasoo wajahday kooxda Manchester City oo ay ku booqatay garoonka Etihad Stadium. City ayaa cayaarta waxaa ay koox Arsenal ah oo 10 cayaaryahan noqotay daqiiqadii 35aad uga adkaatay…

Read More
TOOS: Man City vs Arsenal | Premier League

TOOS: Man City vs Arsenal | Premier League

Barfasoorka ayaa jaamiciga kula kulmaya garoonka Etihad Stadium waqtiga qadada Sabtida maanta ah, iyadoo Manchester City ay soo dhoweeyneyso Arsenal isbuuca seddexaad ee xilli ciyaareedka 2021-22 Premier League. Halkan ka daawo: Man City vs Arsenal…

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?