RASMI: Kulan Cayaareedyada Horyaalka Ingiriis Premier League 2021/2022 Oo La Shaaciyay

RASMI: Kulan Cayaareedyada Horyaalka Ingiriis Premier League 2021/2022 Oo La Shaaciyay

Man City ayaa bilaabi doonta qorsheynta difaacashadeeda horyaalka iyadoo Man Utd, Liverpool iyo Chelsea ay ceyrsanayaan, halka Brentford ay cayaareeyso Premier League markoodii ugu horreeysay abid. Xilli ciyaareedka 2021-22 ee Premier League-ga ayaa bilaabmi doona…

Read More
Pavard: Waxaan Suuxsanaa 15 Ilbiriqsi

Pavard: Waxaan Suuxsanaa 15 Ilbiriqsi

Daafaca xulka kubbada-cagta Faransiiska Benjamin Pavard ayaa shaaca ka qaaday inuu suuxsanaa “10 ilaa 15 ilbiriqsi” kahor inta uusan kusoo laaban garoonka ciyaartii xulkiisa Faransiiska ay 1-0 kaga badisay Jarmalka Euro 2020. Pavard ayuu dhaawac…

Read More
UEFA Oo Baareeysa Dhacdadii ‘cunsiriyadda’ ee Arnautovic

UEFA Oo Baareeysa Dhacdadii ‘cunsiriyadda’ ee Arnautovic

Xiriirka kubbada-cagta qaaradda Yurub ee UEFA aya baareeysa dhacdadii Marko Arnautovic kulankii ugu horreeyay ee xulkiisa Austria Euro 2020 iyadoo weeraryahankan uu u dabaaldegay si aan caadi ahayn kaddib markii uu gool ka dhaliyay Waqooyiga…

Read More
Navas Oo Lala Xiriirinayo United, Juve Iyo Milan

Navas Oo Lala Xiriirinayo United, Juve Iyo Milan

Goolhayaha kooxda Paris Saint-Germain Keylor Navas ayaa xiiso ka helaya kooxaha Manchester United, Juventus iyo Milan sida ay qortay jariirada Marca. Mustaqbalka Navas ayaa shaki ku jiraa, iyadoo PSG lagu soo waramayo inay qarka u…

Read More
Arsenal Oo Laga Soo Diiday Dalabkii Ay Ka Gudbiyeen Khadka-dhexe  Ee Anderlecht

Arsenal Oo Laga Soo Diiday Dalabkii Ay Ka Gudbiyeen Khadka-dhexe Ee Anderlecht

Kooxda Anderlecht ee dalka Belgium ayaa dib u celisay dalabkii ugu horreeyay ee ay Arsenal ka gudbiso 21 jirka khadka dhexe ee Albert Sambi Lokonga. Gunners ayaa ugaarsi ugu jirta ugu yaraan hal ciyaaryahan oo…

Read More
Dean Henderson Oo Laga Saaray Xulka Ingiriiska Ee Tartanka Qaramada Yurub

Dean Henderson Oo Laga Saaray Xulka Ingiriiska Ee Tartanka Qaramada Yurub

Goolhayaha Manchester United Dean Henderson ayaa laga saaray xulka Ingiriiska ee tartanka Euro 2020 sababo la xiriira dhaawac sinta ah waxaana lagu beddeli doonaa goolhayaha Sheffield United Aaron Ramsdale. Dhibaatada sinta ayaa sii wadi doonta…

Read More
Barcelona Oo Xiiso U Muujisay De Ligt

Barcelona Oo Xiiso U Muujisay De Ligt

Barcelona ayaa isha ku heysa saxiixa daafaca Juventus Matthijs de Ligt, sida laga soo xigtay Le10 Sport. Kooxda LaLiga ka dhisan ee Barca ayaa durbaba keentay labada ciyaaryahan ee Manchester City Sergio Aguero iyo Eric…

Read More
Suuqa: Wararkii Ugu Dambeeyay Maanta & Xanta Suuqa

Suuqa: Wararkii Ugu Dambeeyay Maanta & Xanta Suuqa

Mundo Deportivo ayaa warinaya in kooxda Leicester City ay ka fiirsaneyso u dhaqaaqista laacibka ka takhalussan Barca ee Philippe Coutinho. Tababare Brendan Rodgers ayaa riixaya heshiiskan kaddib markii ay xiddigan kasoo wada shaqeeyeen Liverpool. Atletico…

Read More
Pep Oo 7 Cayaartooy Barca Kaga Bedelanaya Ousmane Dembele Iyo Sergi Roberto

Pep Oo 7 Cayaartooy Barca Kaga Bedelanaya Ousmane Dembele Iyo Sergi Roberto

Tababaraha Manchester City Pep Guardiola ayaa dhawaan la kulmay madaxweynaha Barcelona Joan Laporta si ay uga wada hadlaan heshiisyo labada koox ay cayaartooy isku dhaafsan karaan, iyadoo tababaraha City uu doonayo Sergi Roberto iyo Ousmane…

Read More
TOOS: England vs Croatia HD| EURO 2020

TOOS: England vs Croatia HD| EURO 2020

Raali ahaada, haatan waan toosinay tebinta kulanka.

Read More

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?