Nagu Saabsan

Garsoore Sports waa bog internet oo af-Soomaali ku qoran, oo aad kala socon karto cayaaraha. Wuxuu kuu soo gudbinayaa wararka cayaartoyda, sida dhaawacyada, kala iibsiga iyo natiijooyinka cayaaraha gudaha iyo dibadda.