Rasmi: Da’yarkii City Oo Ku Biiray Granada

Kooxda Granada ayaa xaqiijisay saxiixa da’yarkii kooxda Manchester City Alpha Dionku kaasoo qalinka ugu duugay heshiis 4 sanno ah.

19 jirkan dambeedka middig ee reer Senegal ayaa xilli-cayaareedkan amaah ku qaadanaya kooxda Heerka 2aad ee Spainee San Fernando.

Dionku ayaa Man City kusoo biiray isagoo 15 sano jir ah waxaana uu kaga soo wareegay kooxda Mallorca balse wuxuu xiddigani ku guuldarreeystay inuu kusoo baxo kooxda 1aad ee Cityzens ee macalin Pep Guardiola.

Abdihakim Olad

Read Previous

Barca iyo Atletico Oo Is Dhaafsanaya Griezmaan-Felix

Read Next

Henderson Oo Heshiis Cusub U Saxeexay Reds

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?