Barca iyo Atletico Oo Is Dhaafsanaya Griezmaan-Felix

Sida laga soo xigtay Mundo Deportivo, Barcelona ayaa isku dayday xilli dambe si ay Antoine Griezmann ku beddelato Joao Felix.

Kooxda reer Catalan ayaa isku dayaysay inay mushaarka weyn ee xiddiga reer France ka saarto biilka mushaaraadka.

Wakiilka weyn ee Jorge Mendes ayaa fududeynaya heshiiska is dhaafsi ee Griezmann-Felix, waxaana loo malaynayaa in Diego Simeone uu aad u daneynayo inkastaoo ay tahay inuu ku qanciyo madaxda Atletico inay oggolaadaan.

Abdihakim Olad

Read Previous

Barca Oo Ku Dhow Saxiixa Edinson Cavani

Read Next

Rasmi: Da’yarkii City Oo Ku Biiray Granada

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?