RASMI: Isku-aadka Guruubyada Champions League-ga | Barcelona vs Man City , Bayern vs Barca Iyo Kooxaha Ku Jira Guruubka Dhimashada

Paris Saint-Germain ayaa la ciyaari doonta Manchester City mid kamid ah kulamada ugu weyn ee wareega group-yada Champions League-ga, halka kooxda difaacanaysa koobkan ee Chelsea ay wajihi doonto Juventus iyadoo Barcelona iyo Bayern Munich ay isku wajihi doonaan Group-ka E kaddib markii la shaaciyay isku-aadka horyaalka kooxaha Yurub heerkiisa guruubyada.

Isku-aadkan ayaa noqonaya mid xiiso leh iyadoo sidoo kale kooxaha Inter Milan iyo Real Madrid ay ku wada jiraan Group-ka D.

Dhanka kale, Manchester United ayaa fursad u heli doonta inay ka aarsato Villarreal kaddib markii lagu isku lammaaniyay fiinaal-tiigsadayaashii Europa League-ga.

Halkan hoose ka eeg isku-aadka oo dhammeystiran.

Group A : Manchester City, PSG, RB Leipzig, Club Brugge

Group B : Atletico Madrid, Liverpool, Porto, AC Milan

Group C : Sporting, Borussia Dortmund, Ajax, Besiktas

Group D : Inter, Real Madrid, Shakhtar Donetsk, Sheriff

Group E : Bayern Munich, Barcelona, Benfica, Dynamo Kyiv

Group F : Villarreal, Manchester United, Atalanta, Young Boys

Group G: Lille, Sevilla, Salzburg, Wolfsburg

Group H: Chelsea, Juventus, Zenit, Malmo

Abdihakim Olad

Read Previous

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Suuqa Maanta

Read Next

Jorginho Oo Loo Magacaabay Cayaaryahanka Sannadka Ee UEFA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?