Isku-aadka Wareegga 3aad Ee Carabao Cup Oo La Sameeyay | Chelsea vs Aston Villa, Man United vs West Ham, Liverpool vs Norwich

Manchester United ayaa martigelin doonta West Ham wareegga saddexaad ee Carabao Cup, halka kooxda heysata koobkan ee Manchester City ay gurigeeda kula ciyaari doonto Wycombe.

Kulamada kale ee xiisaha leh waxaa kamid ah Aston Villa oo u safreysa Chelsea iyo Wolves oo martigelinaysa tababarahoodii hore Nuno Espirito Santo oo leylinaya kooxda Tottenham halka kooxda Arsenal ay soo dhoweyneyso kooxda AFC Wimbledon.

Halka hoose ka eeg

  • QPR vs Everton
  • Preston vs Cheltenham
  • Manchester United vs West Ham
  • Fulham vs Leeds
  • Brentford vs Oldham
  • Watford vs Stoke
  • Chelsea vs Aston Villa
  • Wigan vs Sunderland
  • Norwich vs Liverpool
  • Burnley vs Rochdale
  • Arsenal vs AFC Wimbledon
  • Sheffield United vs Southampton
  • Manchester City vs Wycombe
  • Millwall vs Leicester
  • Wolves vs Tottenham
  • Brighton vs Swansea

Abdihakim Olad

Read Previous

West Brom 0:6 Arsenal | Kabtan Aubameyang Oo Saddexleey Dhaliyay Kulan Gunners Ay Xasuuqday The Baggies

Read Next

Sida Uu U Burburay Iskudaygii Man City Ee Harry Kane (Warbixin)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?