TOOS: Tottenham vs Man City | Kulanka Ugu Adag Todobaadkan Premier League-ga Ingiriiska

Tottenham Hotspur Stadium ayaa martigelin doonta tartan kulanka ugu adag todobaadkan galabnimada Axadda, iyadoo kooxda heysata horyaalka ee Manchester City ay wajihi doonto Tottenham Hotspur kulan ka tirsan Premier League.

Man City ayaa dooneysa inay difaacato horyaalkii ay dib ula wareegtay xilli ciyaareedkii hore, halka Spurs ay dooneyso inay si wacan ugu bilaabato olole ay ku dooneeysa inay ku heshoo ugu yaraan afarta sare ee Premier League-ga 2021-22, iyagoo ku dhammeystay kaalinta lixaad horyaalka xilli ciyaareedkii hore.

TUUJI MID KAMID AH LIFAAQYADAN HOOSE SI AAD U DAAWATO KULANKA

  1. Tottenham vs Man City – Ingiriis/luuqado kale
  2. Tottenham vs Man City – Carabi
  3. Tottenham vs Man City – Carabi

Abdihakim Olad

Read Previous

Harry Kane Oo Laga Reebay Kooxda Spurs Ee Wajahaysa City + Sabab?

Read Next

Pogba Oo Qorsheynaya Inuu Real Madrid Ku Biiro

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?