TOOS: Brentford vs Arsenal | Premier League Matchday 1

Xilli-ciyaareedka 2021-22 ee Premier League wuxuu ka bilaaban doonaa garoonka Brentford Community caawa 10ka fiiidnimo xilliga geeska Afrika, iyadoo Brentford oo dhowaan soo dalacday ay marti u tahay kooxda ay London ku xifaaltamaan ee Arsenal.

Wiilasha Thomas Frank ayaa horyaalka Premier League-ga ka cayaaraya markii ugu horreysay tan iyo sanadkii 1947kii, halka Gunners ay isku diyaarinayso olole naadir ah oo aanay qayb ka ahayn kubbada-cagta Yurub.

Brentford vs Arsenal, Premier League 2021-22 Free Live Streaming Online &  Match Time in India: How To Watch EPL Match Live Telecast on TV & Football  Score Updates in IST? - Fresh Headline

Halkan lifaaqyadan hoose ka daawo cayaarta furitaanka Premier League 2021-2022.

  1. Brentford vs Arsenal– Ingiriis | Kan ugu wanaagsan
  2. Brentford vs Arsenal – Ingiriis iyo Luuqado kale
  3. Brentford vs Arsenal – Carabi
  4. Brentford vs Arsenal – Carabi

Abdihakim Olad

Read Previous

TOOS: Valencia vs Getafe | LaLiga Matchday 1

Read Next

Brentford 2:0 Arsenal | Brentford Oo Garaacday Arsenal Kaddib 75-Sanno Oo Ay Ka Maqneyd Horyaalka Premier League

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?