Brentford vs Arsenal | Shaxaha Rasmiga

Xilli-ciyaareedka 2021-22 ee Premier League wuxuu ka bilaaban doonaa garoonka Brentford Community caawa 10ka fiiidnimo xilliga geeska Afrika, iyadoo Brentford oo dhowaan soo dalacday ay marti u tahay kooxda ay London ku xifaaltamaan ee Arsenal.

Wiilasha Thomas Frank ayaa horyaalka Premier League-ga ka cayaaraya markii ugu horreysay tan iyo sanadkii 1947kii, halka Gunners ay isku diyaarinayso olole naadir ah oo aanay qayb ka ahayn kubbada-cagta Yurub.

Halkan hoose ka eeg shaxaha rasmiga ah ee cayaarta oo soo geleysa saacad kaddib. 22:00

Abdihakim Olad

Read Previous

RASMI: Newcastle Oo Arsenal Kala Wareegtay Joe Willock

Read Next

TOOS: Gladbach vs Bayern | Bundesliga Matchday 1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?