Daawo Orodkii Cali Xasan Iidoow Ee 1500m (Muuqaal)

Orodyahan Cali Iidow Xasan oo Soomaliya ku matalayay oradka 1500 Mitir ee cayaaraha Olombikada adduunka oo ka socda magaalada Tokyo ee waddanka Japan ayaa galay kaalinta 10-aad.

Cali Xasan ayaa ku orday 3:43.9, wuxuuna ka hormaray orodyahanno u dhashay dalalka Qatar, Poland, Equatorial Guinea, Brazil, Spain, iyo Morocco, waxaana tartankan kaalinta ugu horreysa kusoo baxay Kipsang Abel oo u dhashay Kenya, halka kaalinta ku xigta ee labaadna u soo galay Centrowitz Matthew oo u dhashay Mareykanka.

Halkan hoose ka daawo.

Burundi 1-0 Somalia

Xirfadda Akram Afif

Warbixin Abdi Sharif

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?