TOOS: Arsenal vs Chelsea | Kulan Saaxiibtinimo | HD

Labada kooxood ee London ku xifaaltama ayaa galabta fooda isku dari doona kulan saaxiibtinimo kahor xilli ciyaareedka kaas oo ay u badan tahay inuu weli xiiso weyn yeelan doono iyadoo aaan loo fiirineyn inuu yahay mid saaxiibtinimo.

Halkan hoose ka daawo kulanka

Shaxaha Rasmiga Ah

Arsenal (4-2-3-1):
Leno | Tierney, Mari, Holding, Chambers | Partey , Elneny | Aubameyang, Smith-Rowe, Pépé | Lacazette

Beddelka: Runarsson, Okonkwo, Bellerin, Cedric, Kolašinac, Maitland-Niles, White, Tavares, Lokonga, Xhaka, Nelson, Willock, Nketiah, Willian

Chelsea (3-4-3):
Mendy | Rüdiger (c), Chalobah, Zouma | Pulisic, Loftus-Cheek, Kovačić, Hudson-Odoi | Werner, Havertz, Ziyech

Beddelka: Arrizabalaga, Bettinelli, Sterling, Zappacosta, Sarr, Clarke-Salter, Baba, Drinkwater, Kanté, Barkley, Abraham, Batshuayi

Abdihakim Olad

Read Previous

“Waxaan Ahay Cristiano Ronaldo, Ma Sameeyo Xujooyinka Birta Ee Shabaqa Ayaan Dhexdhigaa Kubbada”

Read Next

Chelsea Oo Guul Gunners Kaga Gaartay Emirates Kulan Saaxiibtimo Oo Aad U Xiiso Badnaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?