West Ham Oo Qarka U Saaran Inay Alphonso Areola Kala Soo Wareegto PSG

Kooxda kubbada-cagta West Ham ayaa ku dhow inay heshiis amaah ah kula soo wareegto goolhaye Alphonse Areola iyadoo dooq u haysata inay goolhayaha ka iibsato Paris Saint-Germain xagaaga dambe.

David Moyes ayaa aad u danaynaya inuu tartan u sameeyo goolhaye Lukasz Fabianski isagoo kooxda kusoo biirinaya Areola oo aan boos joogto ah ka heleynin PSG kaddib imaatinka Gianluigi Donnarumma.

Goolhayan 28 jirka ah ayaa ogolaaday qodobada shaqsiyeed waxaana uu u safray London si uu caafimaad ugu maro kooxda reer London.

Abdihakim Olad

Read Previous

Christian Eriksen Oo Qarka U Saaran Inuu Garoomada Kusoo Laabto

Read Next

Mbappe Oo Shaaca Ka Qaaday Riyadiisa Ugu Weyn Isagoo Dharbaaxo Kulul Ku Dhuftay Kooxaha Xiiseeynaya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?