‘Halkee U Socotaa…Kaalay’ – Chiellini iyo Saka Maxaa Xalay Dhexmaray Kulankii Fiinaalka Euro-ga? – (Muuqaal)

Kulankii xalay dhexmaray xulalka Talyaaniga iyo Ingiriiska wuxuu ahaa kulan aad u xamaasad badan oo lahaa dhacdooyin dhowr ah oo kaamiraduhu qabanayeen, inkastoo labada koox ay daafacyo ku jireen guud ahaan kulanka si ay gooshooda u ilaashadaan 120ka daqiiqo oo markaa kaddib rigoorayaal ay ku adkaatay Talyaaniga ayaa waxaa jirtay dhacdo dad badan ka qoslisay oo qaarna ay ku farxeen halka kuwa kalena ay ka carroodeen.

Daafaca Talyaaniga Georginio Chiellini ayaa celiyay weeraryahan Bukayo Saka oo ka hoos xaluushay sii uu uga horjoogsado inuu weerartamo keliya cayaarta oo 10 ilbiriqsi ay ka hadhsaneyd. Waa talaabo u wanaagsan xulkiisa isagase uu ku muteystay kaarka jaallaha.

Halkan hoose ka daawo

Abdihakim Olad

Read Previous

“Waxaan Doonayay Inaan Mid Qaato” – Grealish Oo Carradiisa Muujiyay Kaddib Guuldarradii Ingiriiska Kasoo Gaartay Talyaaniga

Read Next

Arsenal Oo Wadahadallo Kula Jirta Wolves Oo Ay Ka Doonayaan Ruben Neves

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?