Milan Oo Qarka U Saaran Saxiixa Giroud

Heshiiska AC Milan ee Olivier Giroud oo ay kala soo wareegeyso Chelsea waa mid dhow, sida laga soo xigtay Le Parisien.


Cayaaryahanka heerka caalami ee dalka Faransiiska ayaa ogolaaday heshiis labo sano ah oo uu ugu wareegayo kooxda ka ciyaarta Serie A, waxaana laga yaabaa inuu maro tijaabada caafimaadka Isniinta.


Milan ayaa 34-jirkan ka bixin doonta adduun dhan 2 milyan oo yuuro, taasoo u dhiganta sannadkii ugu dambeeyay qandaraaskiisa Stamford Bridge.

Abdihakim Olad

Read Previous

UEFA Oo Ganaaxday Xulka Ingiriiska Kahor Fiinaalka Euro 2020

Read Next

Guardiola Oo Taleefanka Kula Xiriiray Griezmann

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Boggan wuxuu adeegsadaa cookies. Haddii aad sii isticmaasho, waxaad aqbashay isticmaalkeenna Cookies.  Waa maxay Cookies?